• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

DEGDEG: Donald Trump OO markale Ka Careeysiiyey YURUB, Goaan kale ee Manta Soobaxay+ kulanka congreeska dhalkaas ee manta

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
2 years ago
Reading Time: 5 mins read
Donald Trump
Share

Donald Trump

Wararka24: Aqalka Cad ayaa xalay ku dhawaaqay in Madaxweyne Donald Trump uu hakiyay gargaarkii millatari ee Mareykanku siin jiray Ukraine, tallaabadan oo imaneysa xilli xiisadda colaadeed ee Ukraine iyo Ruushka ay weli taagan tahay.

Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Cad, oo magaciisa aan la shaacin, ayaa warbaahinta VOA u sheegay in “Madaxweyne Trump uu diiradda saarayo nabadda, isla markaana uu doonayo in saaxiibada Mareykanka ay arrintaas xoogga saaraan.”

Isniintii shalay ayuu Madaxweyne Trump sheegay in heshiiska la xiriira macdanta naadirka ah ee Ukraine uu muhiim u yahay sii wadista taageerada Mareykanka. Waxa uu sidoo kale ballan qaaday in uu faahfaahin dheeraad ah ka bixin doono arrintan khudbadda uu caawa u jeedin doono labada aqal ee Koongareeska Mareykanka.

Hakinta gargaarka hubka ee Ukraine ayaa ku soo aadeysa maalmo uun kadib markii ay Madaxweynaha Mareykanka iyo dhigiisa Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, isku waydaarsadeen hadallo adag intii ay ku guda jireen kulan ka dhacay Aqalka Cad ee mareekanka.

Donald Trump ayaa cadaadis saaraya in si degdeg ah loo soo afjaro dagaalka u dhexeeya Ukraine iyo Ruushka, halka Zelenskyy uu ka dhawaajiyay walaac ah in xalka uu Trump wato uu si toos ah faaido uyahay Ruushka ee uu san xal ugu jirin ukraine..

Kulanki zelenskyy iyo trump ee aqalka cad ayaa ku dhamaaday si aan lafileyn iyado war baahinta marekenka Fox News Ay sheegtay in madaxweynaha ukraine laga ceyriyey aqalka cad,

Kulankan ayaa waxaa ku kulmay Zelenskyy, iyo Trump, iyo madaxweyna kuxigeenka mareekanka JD Vance, muqaalo baraha bulshada lagu baahiyey ayaa la arkaayey in si xun loola dhaqmay zelenskky dadbadan ayaa ka carooday oo ay ku jiraan siyaasiinta mareekanka Demoqoraadinta; iyagoo ku tilmaamay in trump uu aaday dhinaca russia,

Trump ayaa u muuqda mid kasoo horjeeda dhamaan yurub iyo xulufadeeda, isagoo sidookale sheegay in mareekanku uu doonayo inuu yareeyo dhaqaalaha uu ku bixin jiray wadama caalaamka, taas oy siyaasadiisa hada noqotay in uu kali ah ku mashquulo gudaha mareekanka, iyo xaduudahiisa..

“Trump oo kahadlay dhaqaalaha uu mareekanku siiyey ukraine ayaa waxaa uu ku tilmaamay meel kali ah lacagaha lagu dhaqaayey ee aan aheyn gargaar loo fidinayey dalka ukraine isagoo sidoo kale weeraray madax weynihii kahoreeyey joe biden isagoo ku tilmaamay waxa uusameynayey dhan inuusan waxbo ka ogeyn

“Donald Trump wuxuu intaa kudaray sababta ay mareekanku u bixinayaan kabadan 300B Oo dolarka marekanka halka yurub dhan marka laisku daro ay bixisay 100B isagoo sheegay in taas mid aan aheyn mid saxan yurub ay waajib ku aheyd in ay bixiyaan in lamid ah inta uu mareekanka bixiyey ama wax kabadan sabto ah waa xaduudooda meesha uu digaalka ka dhacaayo ayuu yiri Donald trump

Dhinaca kale manta waxaa bilaaban doona Canshuurti uu Donald Trump kuriday Dalalka canada iyo mexico taas oo hayd in midkasta wax wadankisa kasoo galo mareekanka uu bixin doono 25% oo canshuur ah,

Madaxweynaha mareekanka Donald Trump ayaa cawa kahadli doona congereska wadankaas ayaa lafilaa in uu ka hadlo xaalada guud ee hada caalamka kajiro, iyo dhamaan hakadki uu giliyey gargaarki uu marekanka caalamka siini jiray, taas oo ay kujirto soomalia,

“Wasiirka arimaha dibada DFS Ahmed Fiqi Ayaa 24ti bishi lasoo dhaafay joogay marekanka ayaa kahadlay xaalada wadanka ayaa sheegay in  dowladda Soomaaliya ay go’aanka Maraykanka ee hakinta taageerada milatari iyo gargaarka uu siin jiray Soomaaliya uu ku yeelan doono saameyn toos ah wadanka.

Wasiir Fiqi, ayaa yiri, Arrintaas waxay nagu tahay culeys dhaqaale, waana la ogyahay in dhaqaalaha dowladda Soomaaliya uu xaddidan yahay. Sanadkii hore qorshaha miisaaniyadeed waa la dejiyay, balse laguma tashan in kaalmada Maraykanka ay meesha ka bixi doonto,” ayuu yiri Wasiir Fiqi.

Wararka Ugu Aqinta badan,

  • Cirro oo sheegay in aragtida Soomaaliweyn ay dagaal horseedi karto

    Cirro oo sheegay in aragtida Soomaaliweyn ay dagaal horseedi karto

    ShareWararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in isku day kasta oo lagu doonayo in dhammaan dadka Soomaalida ah lagu mideeyo hal dal uu sababi karo khilaaf iyo dagaal, isaga oo ka hadlayay mustaqbalka Somaliland iyo xiriirka ay la leedahay Soomaaliya. Cirro ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu 24-kii Sebtembar 2026 magaalada New…

    Read More


    September 25, 2026
  • Puntland oo sheegtay inay soo furtay markab shidaal oo afduub loo geystay

    Puntland oo sheegtay inay soo furtay markab shidaal oo afduub loo geystay

    ShareWararka24: Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamadiisa ammaanka ay howlgal ku soo furteen markabka shidaalka ee SIBU 1, kaas oo kooxo burcad-badeed ah ay afduub ku haysteen xeebaha Puntland, iyadoo maamulka uu sheegay in markabka iyo shaqaalihii saarnaa la badbaadiyay. Puntland ayaa sheegtay in howlgalka lagu soo qabtay markabka uu dhacay kaddib iska horimaad dhexmaray…

    Read More


    September 25, 2026
  • Cabsi laga qaba in Magaalooyin waa weyn ay Al-Shabaab u gacan galaan

    Cabsi laga qaba in Magaalooyin waa weyn ay Al-Shabaab u gacan galaan

    ShareWararka24: Hay’adda International Crisis Group ayaa ka digtay in Soomaaliya ay wajihi karto dib-u-dhac amni, iyadoo Al-Shabaab ay fursad u heli karto inay dib ula wareegto qaar ka mid ah deegaannada ay dowladda hadda maamusho, xilli howlgalka Midowga Afrika uu wajahayo isbeddel iyo hoos u dhac ku yimaada joogitaanka ciidamadiisa. Hay’addu waxay sheegtay in khatartu…

    Read More


    September 25, 2026

Share

Recommended

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

7 months ago
Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

3 months ago
Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

6 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay Jiran dad Soomaaliyeed oo kaxun horumarka dalka, kana macaasha dhibaatooyinka?

2 years ago
Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

4 months ago
Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

3 weeks ago
Puntland iyo dacish

Puntland oo Sheegtay in ay Qabtay Dagaal-yahan Turkish ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.