• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Axmed Fiqi, oo kahadlay kalmadi uu marekanka ka gostay somalia, iyo dhibatada kadhalan karto?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
2 years ago
Reading Time: 3 mins read
Axmed Fiqi
Share

Wararka24: Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aanka Maraykanka ee hakinta taageerada milatari iyo gargaarka uu siin jiray Soomaaliya uu yeelan doono saameyn toos ah. Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Fiqi, oo la hadlay VOA, ayaa xusay in Soomaaliya ay u baahan doonto inay bedesho kaalinta uu Maraykanku baneeyey,

Axmed Fiqi
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Fiqi,

Dowlada mareekanka ayaa joojisay guud ahaan taagerida wadamo dhow ah ooy ay ku jirto soomalia, Madax weynaha cusub ee marekanka donald trump ayaa gabi ahaanba ka soo horjeeda tagerida dibida..

Wasiir Fiqi, Arrintaas waxay nagu tahay culeys dhaqaale, waana la ogyahay in dhaqaalaha dowladda Soomaaliya uu xaddidan yahay. Sanadkii hore qorshaha miisaaniyadeed waa la dejiyay, balse laguma tashan in kaalmada Maraykanka ay meesha ka bixi doonto,” ayuu yiri Wasiir Fiqi.

Axmed Fiqi ayaa shegay in booqashada uu ku tegay Maraykanka ay salka ku hayso sidii dowladda Soomaaliya uga codsan lahayd in laga reebo dalalka laga hakiyay taageerada.

Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaarsatay qorshayaal lagu buuxinayo hakadka ka yimid Maraykanka, inkastoo bilaha hore ay culeys la kulmi doonto. laakiin haddii aan isku tashi muujino, waan ka guul gaari doonaa,” ayuu hadalkiisa ku daray.

Dhanka gargaarka bini’aadannimada, Wasiirka ayaa xusay in hay’adda USAID ay door weyn ka qaadatay kaalmeynta shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan xilliyada ay abaaraha iyo dhibaatooyinka kale soo food saaraan.

Go’aanka Maraykanka ayaa kusoo beegmaya xilli Soomaaliya ay dagaal kula jirto Al-Shabaab, isla markaana dadaal ugu jirto horumarinta dhaqaalaha iyo amniga dalka…

Trending

  • Cirro oo sheegay in aragtida Soomaaliweyn ay dagaal horseedi karto
  • Puntland oo sheegtay inay soo furtay markab shidaal oo afduub loo geystay
  • Cabsi laga qaba in Magaalooyin waa weyn ay Al-Shabaab u gacan galaan
  • Lixda qodob ee ugu waaweynaa khudbaddii Xasan Sheekh ee QM
  • Faransiiska oo ciidamo iyo nidaamyo difaac u diraya Sacuudiga
  • Cirro oo sheegay in aragtida Soomaaliweyn ay dagaal horseedi karto

    Cirro oo sheegay in aragtida Soomaaliweyn ay dagaal horseedi karto

    ShareWararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in isku day kasta oo lagu doonayo in dhammaan dadka Soomaalida ah lagu mideeyo hal dal uu sababi karo khilaaf iyo dagaal, isaga oo ka hadlayay mustaqbalka Somaliland iyo xiriirka ay la leedahay Soomaaliya. Cirro ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu 24-kii Sebtembar 2026 magaalada New…

    Sii Aqri


    September 25, 2026
  • Puntland oo sheegtay inay soo furtay markab shidaal oo afduub loo geystay

    Puntland oo sheegtay inay soo furtay markab shidaal oo afduub loo geystay

    ShareWararka24: Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamadiisa ammaanka ay howlgal ku soo furteen markabka shidaalka ee SIBU 1, kaas oo kooxo burcad-badeed ah ay afduub ku haysteen xeebaha Puntland, iyadoo maamulka uu sheegay in markabka iyo shaqaalihii saarnaa la badbaadiyay. Puntland ayaa sheegtay in howlgalka lagu soo qabtay markabka uu dhacay kaddib iska horimaad dhexmaray…

    Sii Aqri


    September 25, 2026
  • Cabsi laga qaba in Magaalooyin waa weyn ay Al-Shabaab u gacan galaan

    Cabsi laga qaba in Magaalooyin waa weyn ay Al-Shabaab u gacan galaan

    ShareWararka24: Hay’adda International Crisis Group ayaa ka digtay in Soomaaliya ay wajihi karto dib-u-dhac amni, iyadoo Al-Shabaab ay fursad u heli karto inay dib ula wareegto qaar ka mid ah deegaannada ay dowladda hadda maamusho, xilli howlgalka Midowga Afrika uu wajahayo isbeddel iyo hoos u dhac ku yimaada joogitaanka ciidamadiisa. Hay’addu waxay sheegtay in khatartu…

    Sii Aqri


    September 25, 2026

Share

Recommended

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

7 months ago
Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

3 months ago
Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

6 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay Jiran dad Soomaaliyeed oo kaxun horumarka dalka, kana macaasha dhibaatooyinka?

2 years ago
Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

4 months ago
Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

3 weeks ago
Puntland iyo dacish

Puntland oo Sheegtay in ay Qabtay Dagaal-yahan Turkish ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.