• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, October 7, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Barasabka Minnesota Tim Walz OO Shegay In uu utartami Doono Aqalka Cad ee mareekanka,

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
2 years ago
Reading Time: 4 mins read
Barasabka Minnesota Tim Walz
Share

Tim Walz
Barasabka Minnesota Tim Walz

Wararka24: Musharaxa madaxweyne ku xigeenka ee ku guul daraystay Doorashadi 2024 kadacday dalka marekanka Tim Walz ayaa sheegay in laga yaabo in uu isku soo sharaxo madaxweyne 2028 ka dib markii isaga iyo madaxweyne ku xigeenkii hore Kamala Harris ay ku guuldareyteen dorashadii uu madaxweyne Donald Trump ku guuleystay. sida ay shaacisay Warbaahinta NY Post

Axadii, waxa uu ka dhawaajiyay suurtagalnimada ah in doorashada madaxweyne ee 2028 laga yaabo in uu usoo istaago isago shegay “Haddii aan u maleynayo inaan wax qaban karo… hubaal waan tixgelin lahaa taas,” markii wax laga weydiiyay arintaan,

“Sidoo kale, anigu waan ogahay in ay jiraan dad badan oo tan samayn kara,” ayuu raaciyay. Isaga oo sii hadlaya, isaga oo sheegay in “haddii ay xaaladdu sax tahay” uu u tartami karo xafiiska 2028.

“Mar walba waxaan dhihi jiray sidan: Uma diyaarin nolosheyda inaan ku jiro shaqooyinkan, laakiin nolosheyda ayaa si fiican ii diyaarisay,” Tim Walz ayaa raaciyay. “Oo haddii waayo-aragnimadan aan soo maray iyo waxa aan hadda ku jirno ay ii diyaariyaan taas, markaas waan sameyn lahaa.”

Tim Walz waxu ahaa barasaabka Minnesota ilaa 2019 waxaana Harris u doortay ku xigeenkiisa doorashada 2024.

Kamala Harris lafteeda ayaa la filayaa inay mar kale u tartami doonto Aqalka Cad sanadkaas 2028, taas oo iska horkeeni karta tartanka hor udhaca ah ee democratska ka hor doorashada.

Intii lagu guda jiray Doorashadi 2024 Tim Walz waxaa lagu canaantay been abuur badan oo soo noqnoqday oo ku saabsan wakhtigii uu ku jiray milatariga, iyo sido kale xilka uu kahaayey oo isna lagu eedeeyay in uu ahaa mid been abuur ah iyo sidokale markii uu ka fariistay shaqada, duruufaha uu ugu tagay shaqada milatariga,

Hadii ay tan dhacdo waxaa cadow isku noqon doona labo isla tartamaayey dorashadi 2024ta sababto kamala haris ayaa shaki kujirin inaytahay qofka ugu cadcad ee ku guuleysankaro booska demuquraadinta 2028 hadi ay u tartanto,

Doorashadi 2024 ayaa aheyd mid aad laisugu dhawyahay oo waxa laogyahay in ay heysato taagero aad ubadan ayna noqon karto qofka madaxweynihi ugu horeeyey oo dumar ah sida ay sheegtay warbaahinta mareekanka kamala ayaa laga yaaba in ay u tartanto barasaabka california 2026 lkn ilaa hada lama cadeyn, ayadana wali mashaacinin..

Wararka Ugu Aqrinta Badan

  • Maxkamadda Hargeysa oo Saddex Sano oo Xabsi ah Ku Xukuntay Aadan Sahan

    Maxkamadda Hargeysa oo Saddex Sano oo Xabsi ah Ku Xukuntay Aadan Sahan

    ShareWararka24: Maxkamadda Degmada Hargeysa ayaa la sheegay inay saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay qoraa Aadan Sahan, oo muddooyinkii u dambeeyay ku xirnaa magaalada Hargeysa. Aadan ayaa loo haystay hadallo uu ka sheegay wareysi uu siiyay Galaydh TV, kuwaas oo la xiriiray aragtidiisa ku saabsan doorka haweenka, diinta iyo isbeddellada bulshada. Wareysiga, Aadan Sahan…

    Sii Aqri


    October 6, 2026
  • Axmed Shide Oo Noqday Soomaaligii Ugu Horreeyay Ee Hoggaamiya Aqalka Hoose Itoobiya

    Axmed Shide Oo Noqday Soomaaligii Ugu Horreeyay Ee Hoggaamiya Aqalka Hoose Itoobiya

    ShareWararka24: Axmed Shide ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Shacabka Itoobiya, isagoo noqday Soomaaligii ugu horreeyay ee qabta xilka hoggaaminta aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Itoobiya. Doorashadiisa ayaa dhacday 5-tii Oktoobar 2026, xilli uu magaalada Addis Ababa ka furmay kalfadhiga ugu horreeya ee Baarlamaanka 7-aad. Golaha Wakiillada Shacabka ayaa Axmed Shide si wadajir ah ugu…

    Sii Aqri


    October 6, 2026
  • Soomaaliya iyo Hindiya oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Warbaahinta

    Soomaaliya iyo Hindiya oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Warbaahinta

    ShareWararka24: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Wakiilka Sare ee Hindiya u fadhiya Kenya ahna Safiirka Hindiya ee Soomaaliya, Adarsh Swaika. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee dhinacyada warbaahinta iyo dhaqanka. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo…

    Sii Aqri


    October 6, 2026

Share

Recommended

Dalalka Yurub oo Diiday Codsi uga Yimid Trump oo la Xiriira Dagaalka Iiraan

Dalalka Yurub oo Diiday Codsi uga Yimid Trump oo la Xiriira Dagaalka Iiraan

7 months ago
Sheekh Shariif oo faahfaahiyay cidihii garab ka siiyay dagaalkii Muqdisho

Sheekh Shariif oo faahfaahiyay cidihii garab ka siiyay dagaalkii Muqdisho

3 months ago
trump

Trump Oo Hanjabaad U Diray Shirkadda SpaceX Ee u leyahay Elon Musk + sababta

1 year ago
Maamulka Madaxweyne Trump oo ka tashanaya in Iiraan ay nukliyeer ku dhuftaan

Maamulka Madaxweyne Trump oo ka tashanaya in Iiraan ay nukliyeer ku dhuftaan

2 months ago
Xasan Sheekh oo u baxaya safar degdeg ah ee dalka Itoobiya.

Xasan Sheekh oo u baxaya safar degdeg ah ee dalka Itoobiya.

8 months ago
Safiirka Turkiga iyo mucaaradka oo kulan xasaasi ah ku leh Muqdisho

Safiirka Turkiga iyo mucaaradka oo kulan xasaasi ah ku leh Muqdisho

6 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xildhibaannada Labada Aqal Ku Maamuusay Kulan Afur ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xildhibaannada Labada Aqal Ku Maamuusay Kulan Afur ah

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.