• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Monday, September 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Cabdiraxman Cabdishakuur oo ka fal celiyay isdiiwaangalinta Madaxweyne Xasan ayaa yiri “Qof iyo Qori”

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur
Share

Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame ayaa si kulul uga jawaabay isdiiwaangalinta madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan doorashada qof iyo cod. Cabdishakuur ayaa isticmaalay ereyga “Qof iyo Qori” si uu ugu tilmaamo doorashada la qorsheynayo.

Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa manta go’aan ka gaaray doorashada qof iyo cod ee 2026ka. Go’aankan ayaa ahaa in manta uu Madaxweyne Xasan qaatay Kaarkiisa codeynta ee doorashada qof iyo codka ah.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo horey u ahaa lataliye madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hadda ka mid ah mucaaradka. Wuxuu sheegay in doorashada ay tahay mid “Qof iyo Qori” oo macnaheedu yahay mid dadka lagu qabsanayo. qoraal uu soo dhigay bogiidsa facebooga ayaa sidaa u dhignaa

Baraha bulshada ayaa ka buuxda doodo kulul oo ku saabsan erayga “Qof iyo Qori” iyo doorashada qof iyo cod. Baylodka Qaranka ayaa qoray Adeerooow Xassan sheikh u duceee una Mahad Celi waayo waa ninka kuu magacaaabay ergayga cunnada iyo nafaqada ka gadaal markuu arkay in aad YouTuber noqotay oo aad suuqiii ku ciriirisay Asad Xaajiyoow iyo CK Dadka adiga ayaa ugu buuq badan hadana meel ma gaadhid

Burhan Galbeyte ayaa isna qoray in Xasan dalkan in dagaal galiyo waa cadaystay Abdirahman Abdishakur Warsame cayayanka kuwaa ubixisay aa hada lagugu so fasaxaa wax sug ayagoo wada caytamaya

Ciise Sheekh Maxamed ayaa sido kale yidhi: Waa muwaadin soomaaliyeed oo ka jaha wareeray xawaaraha siyaasada kana cuqdadaysan hannaanka ifka bulshada iyo tusaalaha wanaagsan. Markan oo kale waxaa la yiraahdaa abuurista cabsi gelinta iyo kicinta bulshada oo aan lahayd curin maskaxeed iyo yool tiigsi ah.


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.