• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Mareykanka iyo Ciraaq ku guuleysteen dilka Masuul Sare oo ka Tirsan Daacish + Magaciisa?

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
2 years ago
Reading Time: 3 mins read
Mareykanka iyo Ciraaq ku guuleysteen dilka

Mareykanka iyo Ciraaq ku guuleysteen dilka

Share

Mareykanka iyo Ciraaq ku guuleysteen dilka
Mareykanka iyo Ciraaq ku guuleysteen dilka al-Rufay’i

Mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha sare ee kooxda Daacish (IS) ayaa la dilay, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Mareykanka iyo Ciraaq, kadib howlgal wadajir ah oo bartilmaameedkiisu ahaa hoggaanka kooxda.

Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq, Mohammed Shia al-Sudani, ayaa shaaca ka qaaday guusha hawlgalka, isagoo Jimcihii bartiisa X ku sheegay in hay’adda sirdoonka Ciraaq ay “si guul leh u khaarijisay” Abdallah Makki Muslih al-Rufay’i, oo ahaa ku-xigeenka hoggaamiyaha IS. Sudani wuxuu dilka al-Rufay’i ku tilmaamay “guul amni oo weyn.”

Ciidamada gaarka ah ee Ciraaq ayaa sidoo kale xaqiijiyay in al-Rufay’i lagu dilay duqeyn cirka ah oo Khamiistii ka dhacay lamadegaanka Anbar ee galbeedka Ciraaq.

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa isna bartiisa Truth Social ku xaqiijiyay dilka al-Rufay’i,

Mareykanka iyo Ciraaq ku guuleysteen dilka

Isagoo sheegay in hoggaamiyihii ISIS ee Ciraaq la dilay kadib markii si joogto ah loo daba joogay. Wuxuu xusay in nolosha al-Rufay’i la soo afjaray, isla markaana howlgalka si wadajir ah u fuliyeen dowladda Ciraaq iyo maamulka Kurdida ee Waqooyiga Ciraaq.

Taliska Dhexe ee Mareykanka (U.S. Central Command) ayaa sheegay in al-Rufay’i lagu dilay duqeyn sax ah oo Khamiistii ka dhacday Ciraaq, iyadoo lagu xaqiijiyay dhimashadiisa DNA laga qaaday kadib weerarkii hore ee uu ka baxsaday. Sidoo kale, waxay sheegeen in al-Rufay’i iyo xubintii kale ee ISIS ay xirnaayeen jaakadaha qarxa xilligii la dilayay, isla markaana ay wateen hub kala duwan.

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

Is-afgarad Hordhac ah oo laga gaaray in Shirka Dowladda iyo Mucaaradka

7 months ago
Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

Trump oo taageerada Netanyahu hakiyay iyo xayiraadaha u ku soo rogay Israel

3 months ago
Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

Xamza Cabdi Barre oo khadka kula hadlay Madaxweynaha Jabuuti

6 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay Jiran dad Soomaaliyeed oo kaxun horumarka dalka, kana macaasha dhibaatooyinka?

2 years ago
Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

Digniin laga bixiyay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta iyo burcad-badeedda Soomaalida

4 months ago
Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

Puntland oo tallaabo sharci ah ka qaadaysa hubka sharci-darrada ah

3 weeks ago
Puntland iyo dacish

Puntland oo Sheegtay in ay Qabtay Dagaal-yahan Turkish ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.