• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, August 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Ruushka iyo Mareekanka ayaa isku afgartay qodobo dhowr ah shirkii Riyadh, Lavrov.

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
ruushka iyo Mareekanka ay

Wararka Ugu Aqrintabadan

Iiraan oo u muuqata inay xoojisay mowqifkeeda kaddib isbeddelka go’aanka Trump

Iiraan oo u muuqata inay xoojisay mowqifkeeda kaddib isbeddelka go’aanka Trump

1 week ago
Baarlamaanka Turkiga oo Laba Sano u Kordhiyay Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

Baarlamaanka Turkiga oo Laba Sano u Kordhiyay Joogitaanka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya

3 weeks ago
Load More
Share

Wararka24: Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka, Sergey Lavrov, ayaa sheegay in ruushka iyo Mareekanka ay isku afgarteen dhowr qodob, si loo sii amba-qaado wada hadalada nabadda ee Ukraine.

ruushka iyo Mareekanka ay
Ruushka iyo Mareekanka ay isku afgarteen qodobo dhowr ah shirkii Riyadh, Lavrov.

Wasiirka ayaa shaaciyay in labada dhinac ay shirkii Riyadh ku heshiiyeen dhowr mowduuc oo mabda’ ahaan aan laga tallaabi karin. Lavrov ayaa tilmaamay in lagu heshiiyay soo celinta shaqaalaha diblomaasiyadda, in la bilaabo hannaan wada hadal oo lagu soo afjarayo colaadda Ukraine, iyo in laga wada shaqeeyo qaban-qaabada kulan ay yeeshaan labada Madaxweyne.

“Waxa kale oo ruushka iyo Mareekanka ay ku heshiiyay in la bilaabo qaadista cunaqabateynta Mareykanka ee Ruushka,” ayuu yiri Sergey Lavrov. Wasiirka ayaa intaa raaciyay, “Waxaan aaminsanahay in wada hadaladu ay ahaayeen kuwo faa’iido leh oo wax dhisaya.”

Dowladdii Madaxweyne Joe Biden ayaa cunaqabateyno is daba joog ah saartay Ruushka, iyadoo laga jawaabayo duulaankiisii Ukraine. Ruushka ayay ciidamadiisa 24-kii bishii February ee sanadkii 2022 ay ku duuleen dalka ay deriska yihiin ee Ukraine, ka dib markii uu xoogeystay xiriirka iyo iskaashiga ay Ukraine la leedahay NATO, taas oo Moscow ay ku sheegtay mid khatar ku ah ammaankeeda.

Ruushka ayaa xulafada NATO ku eedeeyay inay ku soo fideen xuduudihiisa, taasna ay baalmarsan tahay wixii ay labada dhinac ku heshiiyeen, ee ahaa inaysan xuduudihiisa ka soo ag-dhawaan.

Wasiir Lavrov ayaa sheegay in Ruushku aanu aqbali doonin in ciidan nabad ilaalineed oo ka socdo dalalka NATO la keeno Ukraine, waxa uu intaasi ku daray inaysan xitaa ogolaan doonin in Ukraine ay ku biirto xulafada NATO. Lavrov ayaa xusay in Ukraine oo ku biirta NATO ay khatar toos ah ku tahay ammaanka Ruushka.

Lavrov ayaa shegay in Ukraine ku biiristeeda NATO ay tahay sababta ka dambeysay inuu Ruushka ku duulo dalkaasi 2022di.

Donald Trump, Madaxweynaha Mareykanka, ayaa doonaya in la soo afjaro dagaalka Ukraine, iyadoo aysan Ukraine qayb ka ahayn wada hadalada. Ukraine iyo xulafadeeda Yurub ayaa qaadacay qaabka uu Trump u wajahayo wada hadalka. Reer Yurub ayaa walaac xoogan ka muujiyay inaysan iyaga iyo Kyiv-ba wax boos ah ku lahayn wada-xaajoodkan..

Shirka ruushka iyo Mareekanka ay ku heshiiyeen ayaa uga furmay dalka Sacuudiga kaas oo gogol-xaar u ahaa in nabad ay ka dhacdo dalka Ukraine,

Ka dib saddex sano oo dagaal ah. Shirkan ayaa noqonaya wada hadalkii ugu horreyay ee toos ah ee ay yeeshaan Moscow iyo Washington, tan iyo markii Ciidamada Ruushka ay duulaanka ku qaadeen Ukraine..

  • ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

    ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 20 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 2 days ago Load More ShareWararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya, si ay uga qeyb qaataan ilaalinta maraakiibta ganacsiga…

    Sii Aqri


    August 11, 2026
  • Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

    Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 20 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 2 days ago Load More ShareWararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, iyadoo mas’uuliyadda amniga saldhigga degmada…

    Sii Aqri


    August 10, 2026
  • Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

    Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

    Wararka Ugu Aqrintabadan ‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎ 20 hours ago Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba 2 days ago Load More ShareWararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho, iyadoo maanta la soo gabagabeeyay diyaar-garowga goobta iyo…

    Sii Aqri


    August 9, 2026

Share
Tags: Magaalada RiyadhShirka Caasimadda Riyadhwararka caalamkawararka manta
Previous Post

Fahad Yaasiin oo ku taliyey In Labaaro xaalada caafimaad ee Madaxda Qaranka, kadib Hadalki MD Xasan Sheekh

Next Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo Weerar ka Fuliyay Koonfurta Gobolka Mudug

Related Posts

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

‎Shiinaha oo maraakiib dagaal oo cusub u diraya Gacanka Cadmeed‎

by Amin Cali Abdi
20 hours ago

Wararka24: Shiinaha ayaa bartamaha bishan Agoosto u diri doona maraakiib dagaal oo cusub Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya,...

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

Itoobiya oo ciidamadeeda AUSSOM kala baxday degmada Buurhakaba

by Amin Cali Abdi
2 days ago

Wararka24: Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ka baxay degmada Buurhakaba...

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

Doorashada guddoomiyaha golaha shacabka oo berri ka dhaceysa Muqdisho

by Amin Cali Abdi
3 days ago

Wararka24: Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inay berri ka dhacdo magaalada Muqdisho,...

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

Puntland oo la wareegtay taliskii saddexaad ee ciidama ka amarqaata DF oo ku yaalla Carmo

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay talis ciidan oo ku yaalla deegaanka Carmo ee gobolka...

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

Madaxweyne Cirro oo Soomaaliya ku eedeeyay faragelin lagu hayo Somaliland

by Amin Cali Abdi
4 days ago

Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay faragelin ku hayso arrimaha...

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

Soomaaliya oo laba tartame u dirtay tartanka caalamiga ah ee Qur’aanka Sacuudiga

by Amin Cali Abdi
5 days ago

Wararka24: Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sagootisay laba arday oo dalka ku matalaya...

Load More
Next Post
Ciidamada Xoogga Dalka

Ciidamada Xoogga Dalka oo Weerar ka Fuliyay Koonfurta Gobolka Mudug

Ciidanka Puntland

Ciidanka Puntland oo layey ajaaniib tiro badan, Dagaal Culus oo lala Galay Manta Daacish,

Puntland oo sheegtay

Puntland oo sheegtay in ay Dishay 44 xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada Daacish..

Recommended

Itoobiya oo Ciidamo Dhoobtay Xuduudda Waqooyi Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

Itoobiya oo Ciidamo Dhoobtay Xuduudda Waqooyi Iyadoo Xiisaddu Kacsan Tahay

5 months ago
Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

Wasaaradda Tamarta oo qabatay kulanka mashruuca koronto-gelinta bulshooyinka aan korontada helin

5 months ago
Diyaarad sidday ciyaartooy oo ku burburtay Faransiiska iyo khasaraha

Diyaarad sidday ciyaartooy oo ku burburtay Faransiiska iyo khasaraha

1 month ago
Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray

Sacuudiga iyo laba dal oo ka faa’iiday dagaalka Iiraan, dalalka ku khasaaray

4 months ago
Suuragal ma tahay in Madaxtooyada Baydhaba ay ilaaliyaan ciidan Soomaaliyeed?

Suuragal ma tahay in Madaxtooyada Baydhaba ay ilaaliyaan ciidan Soomaaliyeed?

4 months ago
Maraykanka oo 23 duqayn ah ka fuliyay Soomaaliya bishii Janaayo

Maraykanka oo 23 duqayn ah ka fuliyay Soomaaliya bishii Janaayo

7 months ago
Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

Aadan Madoobe oo ku wajahan Baydhabo xilli ay siyaasadda kacsan tahay

4 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.