• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Xuuthiyiinta Yemen oo Weeraray Garoonka Diyaaradaha Tel Aviv ee israel + faahfaahin

Yasmin Jamal by Yasmin Jamal
2 years ago
Reading Time: 3 mins read
Xuuthiyiinta Yemen
Share

Xuuthiyiinta Yemen

Sana’a, Yemen – Ururka Xuuthiyiinta Yemen ayaa Talaadadii sheegay inay laba gantaal ay ku labeeg sadeen Garoonka Diyaaradaha Ben Gurion ee duleedka Tel Aviv, taas oo ah weerarkii shanaad ee ay kooxdu garoonkaasi ku qaadaan dhowrkii cisho ee ugu dambeeyay.

Weerarka & Jawaabta Israel

  • Xuuthiyiinta waxay sheegeen in gantaaladoodu ay garoonka la beegsadeen, laakiin Israel ma aysan bixin wax war ah oo cad.
  • Flightradar24 ayaa muujisay diyaarado jihooyin kala duwan u sii jeestay garoonka, iyadoo raadaarka hagidda diyaaradaha ay qalqal ku yimaadeen.
  • Militariga Israel ayaa sheegay in gantaalka la soo riday, laakiin aanu ku dhicin garoonka.

Weerarada Badda Cas

Xuuthiyiinta waxay sidoo kale sheegeen inay garaaceen maraakiibta dagaalka Mareykanka ee ku sugan Badda Cas, iyagoo aan faahfaahin dheeraad ah bixin.

Xuuthiyiinta oo Digniin u Diray Shirkadaha Diyaaradaha

General Yahya Saree, afhayeenka militariga Xuuthiyiinta, ayaa shirkadaha diyaaradaha ugu baaqay inay ka fogaadaan Garoonka Ben Gurion ma’ahan mid ammaan ah:

“Digniinta Xuuthiyiinta ayaa lagu yidhi – shirkadaha diyaaradaha ha ka fogaadaan garoonka Ben Gurion!”

Sababta Weerarada: Gaza iyo Xanibaadka Israel

Xuutiyiinta waxay sheegeen in weerarada ay sabab utahay digaalka kasoo cusboonaaday Gaza iyo duqaymaha Israel ku hayso Falastiiniyiinta bishaan barakeysan ee ramadaanka.

Abdul-Malik Al Houthi, hoggaamiyaha Xuutiyiinta, ayaa ku hanjabay inay sii wadi doonaan weerarada Israel ilaa iyo inta codkooda laga maqlo.

Saamaynta Badda Cas & Ganacsiga

Xuutiyiinta waxay dib u soo celiyeen qabashada iyo duqeynta maraakiibta ganacsiga ee ku sii jeeda dekedaha Israel, iyadoo Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ay noqdeen meelaha ugu khatarta badan ilaa iyo bilowgi dagaalka Gaza.

📌 Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.