Adan Barre Duale oo dalbaday dib u furista xadka Kenya iyo Soomaaliya
Wararka24: Wasiirka Caafimaadka ee dowladda Kenya, Aden Barre Ducale, ayaa mar kale ku baaqay in dib loo furo xadka u ...
Wararka24: Wasiirka Caafimaadka ee dowladda Kenya, Aden Barre Ducale, ayaa mar kale ku baaqay in dib loo furo xadka u ...
Wararka24: Xiisad diblomaasiyadeed ayaa ka dhex qaraxday Mareykanka iyo Jarmalka kadib markii Madaxweynaha Donald Trump uu amar ku bixiyay in ...
Wararka24: Khilaaf siyaasadeed ayaa la sheegay inuu dhex maray Madaxweynaha maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyo madaxweyne ku ...
Wararka24: Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta ay ku dhawaaqaan qorshe cusub oo la xiriira hanaanka doorashooyinka ...
Wararka24: Turkiga ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dhan 30 milyan oo dollar oo lagu taageerayo miisaaniyadda dowladda Soomaaliya, xilli labada ...
Wararka24: Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si cad u diiday shurudaha soo jeedintii ugu dambeysay ee Iran ee la xiriirtay ...
Wararka24: Go’aanka ay dowladda Imaaraadka Carabta kaga baxday ururka shidalka ee OPEC ayaa sare u qaaday doodda ku saabsan mustaqbalka ...
Wararka24: Xisbiga Xasan Sheekh Maxamud ee Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa si rasmi ah u shaaciyay musharraxa uu u taageerayo ...
Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa wajahaya cadaadis sharci iyo mid siyaasadeed kadib markii uu gaaray waqtigii kama dambaysta ahaa ee ...
Wararka24: Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladaha nololeed iyo shaqo ee uu kala kulmo ...
Wararka24: Cutubkii ugu horreeyay ee ciidamada Egypt ee qaybta ka noqonaya howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa lagu wadaa inay ...
Wararka24: Loolanka istaraatiijiyadeed ee u dhexeeya Turkey iyo Israel ayaa si weyn uga muuqda gudaha Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska ...
Wararka24: Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka ayaa si rasmi ah u billowday tijaabada nidaamka Billing and Settlement Plan (BSP) ...
Wararka24: Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si adag uga horyimid magacaabistii uu shalay sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, iyagoo ...
Wararka24: Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Luuq ee gobolka Gedo, halkaas oo si weyn loogu ...
Wararka24: Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed, iyaga oo kala hadlay tabashooyinka ...
Wararka24: Saddex markab ayaa lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya muddo toddobaad gudihiis ah, arrintaas oo sare u qaaday walaaca ku saabsan ...
Wararka24: Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa lagu soo warramayaa inuu qorsheynayo dib ugu laabashada ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xassan Sheik Maxamuud, ayaa jawaab ka bixiyay hadallo adag oo uga yimid madaxweynihii hore ee ...
Wararka24: Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka ee dhaq-dhaqaaqyada ka wada magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga falceliyay khudbaddii uu Madaxweyne Hassan Sheikh ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.