Ciidamada Puntland oo saldhigyo muhiim ah maanta kala wareegtay daacish + faahfaahin
Garowe, Puntland – Ciidamada Difaaca Puntland (PMPF) ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ku weerareen degaanno ka tirsan gobolka Calmiskaad si ay u burburiyaan ...
Garowe, Puntland – Ciidamada Difaaca Puntland (PMPF) ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ku weerareen degaanno ka tirsan gobolka Calmiskaad si ay u burburiyaan ...
Garissa, Kenya – Ugu yaraan lix askari oo ka tirsan ciidamada booliska Kenya ayaa la dilay, afar kalena dhaawac ayaa ku ...
Degmada Alkowsar, Shabeellaha Dhexe – Diyaaradaha dagaalka ee ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa xalay weerar culus ku qaaday bartilmaameedyo ay ku ...
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa shaaca ka qaaday in uu ...
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Jimcihii qaaday tallaabo milatari oo ay ku wajahayso culeyska ay Al-Shabaab ku soo saartay deegaanno u dhow magaalada Muqdisho. ...
Dareenka gabadha xilliga gogosha waa arrin muhiim ah oo u baahan faham iyo dulqaad. Waxaa jira dhowr qodob oo si ...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu dhammeystiri doono mashruuc cusub oo lagu dhisayo diyaaradda jiilka lixaad ee ...
Ciidanka milatariga Suudaan ayaa la wareegay xarumaha bankiga dhexe ee ku yaalla magaalada Khartuum iyo dhismayaal kale oo muhiim ah. Tani waxay ku soo raacday maalin ...
Israa’iil ayaa markii u horreysay tan iyo xabbad-joojintii Xisbullah sheegtay in saddex gantaal looga soo tuuray koonfurta dhinaca Lubnaan. Gantaalladan oo ay Israa’iil sheegtay inay ...
Muqdisho: Maanta, waddada Warshadaha ee magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay qarax miino oo Xoogan, kaas oo sababay dhaawacyo iyo hakad dhaq-dhaqaaq. Qaraxa, oo ka ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo haatan dibad-joog ah, ayaa dalka Qatar ka bilaabay dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo la xiriira doorashooyinka ...
Wararka24: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ah Sabti, 22-ka Maarso, 2025 la shaaciyey Madaxweynaha Soomaaliya oo ...
Weerarka baaxadda leh ee ay kooxda Al-Shabaab billowday bishii Febraayo, kaasi oo ay ku lug leeyihiin in ka badan 3,000 oo dagaalyahan oo laga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo Khamiistii ku laabtay jiidaha hore ee deegaanada Hirshabelle, ayaa xalay ku hoyday Degmada Cadale ee Gobolka ...
Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Alcadaala), ayaa sheegay inaysan xal kale u haynin maleeshiyada Al-Shabaab, aan ka ahayn waddada ay ...
Sawiradaan caawa ayaa laga soo qaaday Caasimadda Daraawiishta ee Laascaanood, halkaas oo shacabka iyo ciidamada si weyn looga dareemayo udiyaar ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay wafdi ka sare ...
Wararka laga helay Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay waaberigii hore ee saaka weerar culus ku qaadteen ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay ku booqday Degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo uu kula ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.