• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Horjooge Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Shabeellaha Hoose.

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
8 months ago
Reading Time: 2 mins read
Horjooge Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Shabeellaha Hoose.
Share

Wararka24: 25-01-2026 Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin hoostaga deegaanka Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu dilay horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.

War kooban oo kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in horjoogaha la dilay lagu magacaabi jiray Timaweyne, isla markaana uu kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa arrimo la xiriira baadda iyo caburinta dadka shacabka ah ee ku noolaa deegaannadaas.

“Horjoogaha la khaarijiyay ayaa Khawaarijta u qaabilsanaa baadda shacabka, wuxuuna muddo dheer dhibaato ku hayay dadweynaha deegaanka, ilaa ugu dambeyn ay gacanta ku dhigeen geesiyaasha Qaranka,” ayaa lagu yiri qoraalka dowladda.

Sidoo kale, bayaanka ayaa lagu xusay in ciidamada intii uu socday howlgalka ay gacanta ku dhigeen mooto nooca laba lugood leh oo loo yaqaan Feykon iyo qori nooca AK-47 ah, kuwaas oo la sheegay in uu watay horjoogaha la dilay.

Howlgalkan ayaa kusoo aadaya xilli mudooyinkii dambe ay Ciidamada Xoogga Dalka kordhiyeen howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobollada Shabeellaha Hoose, Shabeellaha Dhexe iyo Jubbooyinka, iyadoo dowladda ay sheegtay inay sii wadi doonto dadaallada lagu sugayo amniga iyo ciribtirka kooxda.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.