• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ukraine Oo Si Adag U Cambaareysay duqeymaha Ruushku wada Intii Uu Wadatashi Nabadeed Socda.

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
8 months ago
Reading Time: 2 mins read
Ukraine
Share

Wararka24: 24-01-2026 Dowladda Ukraine ayaa si kulul u cambaareysay duqeymo cusub oo ay Ruushku habeen hore ku qaaday mid ka mid ah magaalooyinka Ukraine, kuwaas oo ku soo beegmay xili ay dib u billowdeen wada-hadalada nabadeed ee ay Mareykanka iyo Ruushku ka wadaan magaalada Abu Dhabi, taas oo looga gol leeyahay in lagu soo afjaro colaadda socota muddo ku dhow afarta sano.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ukraine ayaa sheegtay in weerarkaas uu dhacay xilli dib loo dajinayay wadahadalada, isaga oo saameyn ballaaran ku yeeshay dadka rayidka ah iyo miiskii nabadeed ee la isku dayayey in la furo.

Duqeymaha ayaa lala beegsaday magaalooyinka Kyiv iyo Kharkiv, iyadoo mas’uuliyiinta Ukraine ay sheegeen in ugu yaraan hal qof ku dhintay ayna ku dhaawacmeen tobanaan kale, ayna qaraxyo burburiyeen kaabayaal muhiim u ahaa nolosha shacabka oo ay ku jiraan dhismayaal shacab iyo adeegyo bulsho.

Vitali Klitschko, ayaa sheegay in weerarka uu saameyn ku yeeshay dhismayaal badan, sidaa darteed kumanaan qof ayaa lagu soo warramayaa inay bilaa kuleyl ahaayeen xilli cimiladu aad u qabow tahay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ukraine, Andrii Sybiha, ayaa ku tilmaamay weerarka “mid naxariis darro ah” oo uusan ahayn kaliya weerar ku wajahan dadkiisa, balse sidoo kale ku dhacay miiska wadahadalada nabadeed iyada oo rajadii nabadeed ee laga qabay kulanka ay sii fogaatay.

Wada-hadalladaasi ayaa ah kuwa diyaar u ah maalmo kale, iyadoo ergayada Mareykanka, Ukraine iyo Ruushkaba ay ka qeyb galayaan kulamo si toos ah loogu doonayo in lagu gaaro heshiis nabadeed, inkastoo arrimaha dhuleed ee muranku ku salaysan yahay ay weli u muuqdaan caqabado adag.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.