• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Reer Minnesota Oo Mudaaharaad Ku Dalbanaya In ICE Laga Saaro Gobolka

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
8 months ago
Reading Time: 2 mins read
Reer Minnesota Oo Mudaaharaad Ku Dalbanaya In ICE Laga Saaro Gobolka
Share

Wararka24: 24-01-2026 Tobannaan kun oo shacab ayaa Jimcihii isugu soo baxay bartamaha magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, iyaga oo ka qeyb galay mudaaharaad ballaaran oo loogu magac daray “ICE Out of Minnesota: Day of Truth & Freedom.” tan ayaa qayb ka ah olole lagu cambaareynayo howlgallada xoogan ee wakiillada dowladda federaalka ee Immigration and Customs Enforcement (ICE) iyo dalabka ah in hay’addaasi laga saaro gobolka.

Mudaaharaadku waxa uu ka bilaabmay barxad loo yaqaan The Commons Park galabnimo, waxaana socdaal ballaaran uu u gudbay goobta lagu magacaabo Target Center iyadoo dad badan ay ku socdeen heerkul aad u hooseeya. Waxaa dalka oo dhan laga arkay saameyn, ganacsiyo fara badan ayaa xirnaa, shaqaale iyo arday yarayna aysan aadin shaqooyinka iyo iskuulada, si looga qeybqaato mudaaharaadka.

Dadku waxay mudaaharaadkan ugu baxeen iyaga oo ka soo horjeeda kordhinta howlgallada ICE iyo joogitaanka ilaa 3,000 oo askari oo federaal ah oo lagu soo dirsaday gobolka si ay u qabtaan kuwo sharci-darro ah. Protest-ga ayaa lagu tilmaamay tallaabo lagu dalbanayo xuquuqda madaniga ah, in ICE laga saaro Minnesota, in la xisaabtamo saraakiisha ku lugta leh tacaddiyada, lana joojiyo maalgelinta hay’adda, iyo in baaritaan lagu sameeyo sheegasho la xiriirta xadgudubyada xuquuqda aadanaha.

Sidoo kale, qayb ka mid ah mudaaharaadka ayaa waxaa lagu xiray in ka badan 100 wadaad (clergy) oo booliiska laga qabtay Garoonka Caalamiga ah ee Minneapolis–Saint Paul, iyaga oo istaagay si nabad ah iyagoo ku baaqaya in shirkadaha diyaaradaha ee gobolka ay joojiyaan iskaashiga ay la leeyihiin duulimaadyada ay ku jiraan howlgallada socdaalka.

Mudaaharaadkan ayaa sidoo kale waxaa ay ku jiraan codsiyo ballaaran oo ah in la xiro xafiisyada ICE, in saraakiisha hay’adda la xukumo, lagana hortago xadgudubyada lagu eedeeyay, kadib markii dhaawac iyo kicitaan baahsan uu ka dhashay dilal iyo xiritaanno ay Soomaalida iyo bulshooyinka kale ee ajnabiga ah la kulmeen dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.