Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Somaliland ay la kulmayso cadaawad badan
Wararka24: 27-02-2026 Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ugu baaqay shacabka inay ilaashadaan midnimada iyo wadajirka, xilli uu sheegay ...

























