• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya
Share

Wararka24: Doon la sheegay inay leedahay Iiraan ayaa lagu weeraray meel qiyaastii 400 mayl badeed u jirta xeebaha magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen ilo amni oo caalami ah.

Warbixin kasoo baxday howlgalka badda ee Midowga Yurub ayaa tilmaamtay in doonida ay weerareen kooxo hubeysan xilli ay ku sugneyd biyaha Badweynta Hindiya.

Sidoo kale, xarunta amniga badda ee gobolka ayaa sheegtay in doonida ay la wareegeen kooxo la tuhunsan yahay inay yihiin burcadbadeed Soomaali ah, iyadoo aan la ogeyn halka ay hadda ku sugan tahay.

Wararka ayaa intaas ku daraya in baadi goob xooggan lagu hayo doonida, si loo ogaado halka la geeyay iyo xaaladda shaqaalaha saarnaa.

Illaa hadda ma jiro wax war ah oo rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo ku aaddan dhacdadan, taasoo keentay walaac cusub oo la xiriira amniga xeebaha.

Dhacdadan ayaa kusoo aadeysa xilli laga digayo soo laabashada burcadbadeedda, taas oo khatar ku ah maraakiibta isticmaasha xeebaha Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa sheegay inay sii wadi doonaan dadaallada lagu xoojinayo amniga badda iyo ka hortagga burcadbadeedda.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.