• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub
Share

Wararka24: Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Mahad Cabdiraxmaan Shub ayaa la geliyay xabsi guri, kadib markii ciidamada ammaanka ay la wareegeen hoygiisa, sida ay sheegeen ilo lagu kalsoon yahay.

Wararka ayaa tilmaamaya in jeneraalka lagu amray inuu ku ekaado gurigiisa, islamarkaana aan loo oggolaan inuu bannaanka u baxo ama la kulmo dad kale, iyadoo sidoo kale la xaddiday booqashooyinka.

Ciidamada ammaanka, gaar ahaan booliska, ayaa la sheegay inay si buuxda u maamulayaan ilaalinta guriga, isla markaana ay gacanta ku hayaan dhaq-dhaqaaq kasta oo la xiriira jeneraalka.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in tallaabadan ay ka dambeyso amar sare, inkastoo aan si rasmi ah loo shaacin sababta ka dambeysa go’aankan.

Arrintan ayaa kusoo aadeysa xilli Mahad Shub xilkii laga qaaday, loona magacaabay taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya.

Wararka qaar ayaa sidoo kale tilmaamaya in tallaabadan ay la xiriiri karto xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa Dowladda Federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed.

Xiisaddaasi ayaa sii xoogeysanaysa, iyadoo dowladda federaalka ay wado isbeddello dhanka amniga iyo maamulka ah oo ka socda deegaannada maamulka Koonfur Galbeed.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.