• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Madaxii hore ee MI6 oo sheegay in Iiraan gacanta sare ku leedahay dagaalka

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Madaxii hore ee MI6 oo sheegay in Iiraan gacanta sare ku leedahay dagaalka
Share

Wararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda sirdoonka dibadda ee UK Sir Alex Younger ayaa sheegay in Iiraan ay haatan u muuqato mid gacanta sare ku leh dagaalka ay kula jirto Mareykanka iyo Israa’iil.

Younger ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta ku sheegay in Mareykanku uu dhayalsaday baaxadda dagaalka, taas oo keentay in uu waayo hoggaaminta jihada colaadda.

Wuxuu tilmaamay in Iiraan ay muujisay adkeysi iyo istaraatiijiyad wax ku ool ah, gaar ahaan markii ay kala firdhisay awooddeeda milateri si ay uga hortagto duqeymaha.

Sidoo kale wuxuu xusay in dagaalka uu u noqday Iiraan mid ay u aragto arrin la xiriirta jiritaankeeda, halka Mareykanka uu u arko dagaal doorasho ah, taas oo saameyn ku yeelatay niyadda iyo istaraatiijiyadda labada dhinac.

Younger ayaa sheegay in Iiraan ay si xeeladeysan u isticmaashay saameynta ay ku leedahay Marinka Hormuz, taas oo ka dhigtay colaadda mid saameyn ku yeelata suuqyada tamarta caalamka.

Dhanka kale, warar kale ayaa muujinaya in gudaha Mareykanka ay jiraan walaacyo ku saabsan istaraatiijiyadda dagaalka, iyadoo qaar ka mid ah siyaasiyiinta ay sheegeen in aan si cad loo qeexin ujeeddooyinka milatari.

Hadalkan ayaa kusoo aadaya xilli dagaalka Bariga Dhexe uu marayo marxalad xasaasi ah, iyadoo ay jirto cabsi laga qabo in uu sii fido.

DAAWA


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.