• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Ciidamo badan oo maanta lagu daadiyay xaafadaha Baydhabo

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Ciidamo badan oo maanta lagu daadiyay xaafadaha Baydhabo
Share

Wararka24: Ciidamo aad u hubeysan ayaa maanta lagu daadiyay xaafadaha magaalada Baydhabo, iyadoo si weyn loo adkeeyay ammaanka guud ee magaalada.

Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in ciidamadan oo intooda badan wajiyada qarsaday ay xaddideen dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo dadweynaha, isla markaana ay xireen qaybo kamid ah waddooyinka muhiimka ah.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in ciidamada lagu arkayo meelo badan oo magaalada ah, iyagoo wata gaadiid dagaal islamarkaana si gaar ah u ilaaliyay xarumaha dowladda iyo waddooyinka gala madaxtooyada Koonfur Galbeed.

Ujeedka rasmiga ah ee ka dambeeya tallaabadan weli si cad looma shaacin, balse warar ayaa sheegaya inay la xiriirto qorshe doorasho oo ka socda magaalada Baydhabo.

Warar kale ayaa tilmaamaya in maamulka Koonfur Galbeed uu wajahayo culays dhinaca amniga ah, taas oo keentay in la kordhiyo ciidamada lagu sugan magaalada.

Dhanka kale, waxaa jira warar sheegaya dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka socda duleedka Baydhabo, kuwaas oo la xiriira kooxo mucaarad ah, inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin.

Dadka deegaanka ayaa muujinaya cabsi ku aaddan xaaladda amni, iyagoo ka baqaya in xiisadda jirta ay isu beddesho iska hor imaad hubeysan.

DAAWA


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.