• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Isbeddel ku yimid istaraatiijiyadda milateri ee Mareykanka oo si weyn u caawiyey kooxda Daacish

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Isbeddel ku yimid istaraatiijiyadda milateri ee Mareykanka oo si weyn u caawiyey kooxda Daacish
Share

Wararka24: Isbeddel ku yimid istaraatiijiyadda milateri ee Mareykanka, oo diiradda saartay dagaalka Iiraan, ayaa si dadban u saameeyay la dagaallanka Daacish ee Soomaaliya, sida lagu sheegay warbixin cusub.

Warbixinta ayaa tilmaamaysa in yaraanta duqeymaha cirka iyo taageerada milateri ay fursad siisay kooxdan inay dib isu abaabusho, kadib markii ay hore u la kulantay khasaare xooggan.

Saraakiil amni oo Soomaali ah ayaa sheegay in hoos u dhaca hawlgallada uu sababay in xubnaha Daacish ay ka soo baxaan godadkii ay ku dhuumaaleysanayeen, isla markaana ay dib u bilaabaan weerarro ka dhan ah deegaanno ku yaalla Puntland.

Wararka ayaa sidoo kale muujinaya in dagaalyahanno hore uga baxsaday cadaadiska militari ay dib ugu soo laabanayaan gudaha Soomaaliya, iyagoo si qarsoodi ah ugu biiraya kooxo yaryar.

Sidoo kale, Soomaaliya ayaa lagu tilmaamay inay noqotay xarun muhiim u ah hawlgallada iyo dhaqaalaha Daacish, iyadoo la sheegay in halkaas laga maamulo shabakado caalami ah oo xiriir la leh weerarro ka dhacay dalal kale.

Falanqeeyayaal ayaa ka digay in diiradda milateri ee Mareykanka oo loo weeciyo Bariga Dhexe ay abuuri karto firaaq amni oo kooxaha xagjirka ah ka faa’iideystaan.

Si kastaba, taliska AFRICOM ayaa sheegay in ay weli ka go’an tahay taageerada Soomaaliya, isla markaana ay sii wadi doonaan hawlgallada ka dhanka ah Daacish.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.