Mareykanka oo hirgelinaya in Green Card-ka la siin doonin qof kasta oo isticmaala…
Wararka24: Maamulka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dib u soo celinaya Sharcigan loo yaqaan "public charge", taas oo u oggolaan ...
Wararka24: Maamulka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dib u soo celinaya Sharcigan loo yaqaan "public charge", taas oo u oggolaan ...
Wararka24: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhambaal tacsi ah u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ...
Wararka24: Hoggaamiyaha Xuutiyiinta Yemen, Cabdulmalik Al-Xuuti, ayaa khudbad uu ka jeediyay telefishinka ku eedeeyay Mareykanka iyo Israa'iil inay yihiin kuwa ...
Wararka24: Ugu yaraan siddeed qof oo rayid ah ayaa la sheegay inay ku dhinteen, halka 20 kalena ay ku dhaawacmeen ...
Wararka24: Dowladda Mareykanka ayaa la wareegtay Cabdikariim Cabdullaahi Ciidle, oo lagu eedeeyay inuu ka mid ahaa shaqsiyaadka ugu muhiimsan musuq-maasuqii ...
Wararka24: Maamulka Puntland ayaa saaka degmada Jariiban ee gobolka Mudug ka fuliyay xukun qisaas ah oo lagu riday Ibraahim Kooshin, ...
Wararka24: Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa sheegay in maamulkiisu uu qaadi doono tallaabooyin ...
Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay in sagaal dal oo Afrikaan ah oo keliya ay u qalmaan barnaamijkeeda fiisaha elektaroonigga ah (eVisa) ...
Wararka24: Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, ...
Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Maraykanka ayaa soo gudbisay qaraar ku baaqaya in Maraykanku si rasmi ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay in dalkiisu uusan marin toos ah oo uu ku gaaro Badda Cas ...
Wararka24: Qaar ka mid ah dalalka Carabta ee Khaliijka ayaa si hoose ugu sheegay Mareykanka iyo dowladaha Yurub inaysan gebi ...
Wararka24: Taliyihii saldhigga Booliiska degmada Jariiban ee gobolka Mudug, Guleed Kadleeye, ayaa geeriyooday kaddib markii xalay lagu weeraray degmadaas. Sida ...
Wararka24: Xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iiraan ayaa gashay marxalad cusub oo xasaasi ah, kadib markii Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta booqasho ku tagay safaaradda Dowladda Qatar ee magaalada Muqdisho, ...
Wararka24: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta kulan la yeeshay xubnihii Golaha Wasiirrada ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa sheegay in wada-hadallada u socda Dowladda ...
Wararka24: Dowladda Uganda ayaa oggolaatay inay ciidamo ku biiriso howlgal caalami ah oo la qorsheynayo in laga hirgeliyo Marinka Gaza, ...
Wararka24: Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, oo kaashanaya ciidamada Daraawiishta Jubbaland, ayaa maanta howlgallo qorsheysan ka ...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ku amray inuu bilaabo ka bixitaanka ciidamada Israel ee ku ...
© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.