Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo Muqdisho Kusoo Xirtay Todobaadka Haweenka Soomaaliyeed
Wararka24: 9-02-2026 Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho kusoo xirtay ...

























