• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Wednesday, March 25, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Cafiska Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Soo Dhamaanaya – Maxaa Laga Ogyahay Dadka Ka Faa’iidaystay?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Hawlgalka ciribtirka Daacish

Wararka Ugu Aqrintabadan

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

7 hours ago
Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe

14 hours ago
Load More
Share

Madaxweynaha Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni

Wararka24: Waxaa maanta ku eg muddadii toddobaadka ahayd ee Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, uu cafiska u fidiyay shakhsiyaadka ku sugan magaalooyinka Puntland ee la shaqeeya kooxda Daacish ee Soomaaliya.

Cafiskan oo billowday Jimcihii la soo dhaafay, ayaa maanta oo Khamiis ah la soo gabagabeynayaa, iyadoo dadka aan ku jirin furimaha dagaalka loo ogolaaday inay ka faa’iidaystaan fursaddan.

Madaxweyne Deni ayaa 27-kii bishii February ku dhawaaqay in cafisku khuseeyo dhammaan kuwa ku nool magaalooyinka, balse si gaar ah ula shaqeeya Daacish, kuwaas oo isugu jira odayaal, culimo, ganacsato iyo qaybo kale oo bulshada ka mid ah.

Wuxuu sidoo kale cadeeyay in haddii ay fursaddan ka faa’iidaysan waayaan, maamulku qaadi doono tallaabo sharci ah.

“Waxaan ugu baaqayaa dhammaan dadka laamaha amniga la soo xiriira, si ay u caddeeyaan in ay ka tanaasuleen falalkii hore. Liisaskooda iyo magacyadooda waan haynaa, ciddii toddobaadkan gudaheed uusan amniga la xiriirin, dowladda waxay ka qaadi doontaa tallaabo sharci ah.” Ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Wararka ka imanaya hay’adaha ammaanka Puntland ayaa sheegaya in dad badan ay cafiska ka faa’iidaysteen, iyagoo la xiriiray laamaha amniga.

Siciid Cabdullaahi Deni

Dhanka kale, Taliska Ciidanka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in wejiga saddexaad ee hawlgalka ciribtirka Daacish uu sii socdo, isla markaana dad looga shakisan yahay taageeridda iyo dhiirrigelinta kooxaha argagixisada la qabtay.

Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka ayaa lagu sheegay in dadkaasi loo gudbin doono maxkamadaha awoodda u leh, si sharciga loo horkeeno.

“Dhammaan eedeysaneyaasha la qabtay waxay mari doonaan hanaanka sharciga, waxaana shacabka lagu boorinayaa in aysan ka hordhicin natiijada baaritaanada socda. Waxaa muhiim ah in la dhowro caddaaladda inta lagu jiro geeddi-socodka baaritaanka iyo maxkamadeynta.” Ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Ciidanka Puntland ayaa guulo la taaban karo ka gaaray dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Daacish, taas oo rajo beel ku ridday cid kasta oo u hanqal taagayay in kooxdu ay sii joogto deegaanada Puntland.

Wararka Manta

  • Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

    Wararka Ugu Aqrintabadan Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed 7 hours ago Kumaandooska Gorgor oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Dhexe 14 hours ago Load More ShareWararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay…

    Sii Aqri


    March 24, 2026
  • Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 7 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 13 hours ago Load More ShareWararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal…

    Sii Aqri


    March 24, 2026
  • Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

    Wararka Ugu Aqrintabadan Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda 7 hours ago Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan 13 hours ago Load More ShareWararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si…

    Sii Aqri


    March 24, 2026

Share
Tags: Madaxweynaha PuntlandMadaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deniwararka mantawararka somalia
Previous Post

Turkish Airlines ayaa joojisay Duulimaadyadi Casimada Mogadisho + Sababta?

Next Post

Xaaladda Balcad Oo Kacsan: Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Weerarkii Al-Shabaab + SAWIRO

Related Posts

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

Farmaajo oo ka digay halista xiisadda Koonfur Galbeed

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda sii cakirmeysa ee...

Qorshaha Mareykanka ee Lagu Joojinayo TPS-ka Soomaalida oo dacwad laga gudbiyay

Mareykanka oo farriin u diray Iran iyo Tehran oo xaqiijisay helitaankeeda

by Amin Cali Abdi
7 hours ago

Wararka24: Mareykanka ayaa farriin u diray Iiraan isaga oo adeegsanaya dalal dhexdhexaad ah, iyadoo Tehran ay xaqiijisay in...

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo...

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

Qarax ka dhacay warshad shidaal oo ku taalla Texas

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Qarax ayaa ka dhacay warshadda sifeynta shidaalka ee Valero ee magaalada Port Arthur ee gobolka Texas, iyadoo...

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

Mossad oo lagu eedeeyay xog khaldan oo saameysay go’aanada Trump

by Amin Cali Abdi
13 hours ago

Wararka24: Wargeyska The New York Times ayaa sheegay in hay’adda sirdoonka Israa’iil ee Mossad ay soo bandhigtay qorshe...

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

Xoghayihii hore ee difaaca Mareykanka oo ka digay xaaladda cakiran ee dagaalka Iran

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xoghayihii hore ee Gaashaandhigga Mareykanka James Mattis ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka Iran iyo saameynta uu ku...

Load More
Next Post
Degmada Balcad

Xaaladda Balcad Oo Kacsan: Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Weerarkii Al-Shabaab + SAWIRO

Golaha Wasiirrada

Golaha Wasiirrada Oo Soo Saartay Go’aanno Culus, Digniin Adagna U Diray Shacabka + Faahfaahin

Madaxweynaha Faransiiska Macron

Faransiiska Macron Oo Ka Digay Khatar Weyn,Yurub Waa Inay Is Difaacdo, Ruushkuna Waa Halis Weyn oo Soo Socota.

Recommended

Mahad Salaad oo damaanad amni u fidiyay Axmed Madoobe iyo Saciid Deni si…..

Mahad Salaad oo damaanad amni u fidiyay Axmed Madoobe iyo Saciid Deni si…..

1 month ago
Al-Shabaab

Faahfaahin: Shabaab oo ku dhamaaday qarax ay sameynayeen, Deegaanka Laba Garas

1 year ago
Ciidamada Jubbaland oo qabtay xubin ka tirsan Al-Shabaab Afmadow iyo sawiro

Ciidamada Jubbaland oo qabtay xubin ka tirsan Al-Shabaab Afmadow iyo sawiro

4 days ago
FBI oo ka digtay weerar drones ah oo Iran ka fulin karto California

FBI oo ka digtay weerar drones ah oo Iran ka fulin karto California

2 weeks ago
Xildhibaanno saddex maamul goboleed oo kulamo ku leh Nairobi

Xildhibaanno saddex maamul goboleed oo kulamo ku leh Nairobi

2 days ago
Dr. adan Musharraxii Garabka Firdhiye oo ku guulaystay GuddoomIyaha baarlamaanka GWB

Dr. adan Musharraxii Garabka Firdhiye oo ku guulaystay GuddoomIyaha baarlamaanka GWB

7 months ago
Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cadaadis Weyn Kuhaayo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka?

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.