• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xildhibaanno saddex maamul goboleed oo kulamo ku leh Nairobi

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Xildhibaanno saddex maamul goboleed oo kulamo ku leh Nairobi
Share

Wararka24: Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo matala Puntland, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa kulamo siyaasadeed ku leh magaalada Nairobi, iyagoo ka tashanaya mideynta mowqifyadooda.

Wararka laga helayo kulamadan ayaa sheegaya in diiradda lagu saarayo xoojinta wada shaqeynta iyo sidii loo yeelan lahaa mowqif mideysan oo ku aaddan khilaafaadka siyaasadeed ee dalka.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale ka wada hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan muranka u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, iyo xiisadda ka taagan Koonfur Galbeed.

Qaar ka mid ah mudaneyaasha ayaa sheegay in kulamadan loogu qabtay Nairobi sababo la xiriira duruufaha siyaasadeed ee gudaha, oo ay ku jiraan caqabado ka jira socdaalka iyo amniga.

Waxaa la filayaa in shirka lagu gorfeynayo sidii loo dhisi lahaa iskaashi siyaasadeed oo waqti dheer ah, isla markaana si wadajir ah looga jawaabo arrimaha doorashooyinka iyo dastuurka.

Kulamadan ayaa kusoo aadaya xilli ay sii kordhayaan khilaafaadka siyaasadeed ee dalka, iyadoo ay jiraan aragtiyo kala duwan oo ku saabsan hannaanka doorashooyinka.

Dowladda Federaalka ayaa dhankeeda sheegtay in dalka uu galay marxalad cusub oo ku wajahan doorashooyin qof iyo cod ah, taasoo ay ku tilmaantay mid loo dhan yahay.

Falanqeeyayaal ayaa aaminsan in haddii kulamadan ay soo saaraan mowqif mideysan, ay saameyn ku yeelan karaan doodaha siyaasadeed ee socda.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.