• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Ilhaan Cumar oo cambaaraysay duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan
Share

Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Koongareeska Mareykanka ayaa si adag u cambaaraysay weerarrada Israa’iil ka waddo Lubnaan, iyadoo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo colaadda sii fidaysa.

Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in duqeymahaasi aysan ahayn kuwo kadis ah, balse ay ka dhasheen dagaal ballaaran oo ka socda gobolka, kaas oo ay ku lug leeyihiin quwado waaweyn.

Waxay xustay in weerarradaasi ay sababeen khasaare ballaaran, oo ay ku jiraan dhimasho iyo dhaawac, iyo barakac ku yimid dad badan oo rayid ah.

Xildhibaanadda ayaa ugu baaqday Koongareeska Mareykanka inuu qaado tallaabooyin degdeg ah si loo joojiyo dagaalka loona yareeyo dhibaatada bani’aadantinimo.

Hadalkeeda ayaa kusoo aadaya xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha u dhexeeya Iiraan, Israa’iil iyo Mareykanka, iyadoo eedeymo iyo hadallo is khilaafsan ay ka imanayaan dhinacyada.

Qaramada Midoobay ayaa dhankeeda ka digtay xaalad bani’aadantinimo oo sii xumaaneysa oo ka jirta Lubnaan, iyadoo sheegtay in dad badan ay ka barakaceen guryahooda.

Dhanka kale, duqeymo iyo weerarro is dhaafsi ah ayaa weli ka socda gobolka, iyadoo la sheegay in dhinacyada ay sii wadaan hawlgallada militari.


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.