• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, January 23, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Wararka Manta, Puntland oo Guulo Horleh kagaartay daacish+ Sawiro iyo Mesha ay wax marayaan

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
11 months ago
Reading Time: 3 mins read
hawlgalka ciribtirka Daacish

Ciidanka Difaaca Puntland manta Dooxada Jaceyl Photo Credit Universal somali Tv

Share

Ciidanka Difaaca Puntland
Ciidanka Puntland manta Dooxada Jaceyl Photo Credit Universal somali Tv

Wararka24: Ciidamada Difaaca Puntland ayaa sii ballaarinaya howlgalka ka dhanka ah maleeshiyada Daacish, iyagoo guulo ka gaaraya dagaalka ka socda Buuraleyda Calmiskaad. Ciidamadu waxay si qoto dheer ugu fidayaan deegaanada Balidhidin, Iskushuban, iyo Qandala, iyagoo dagaal ku qaaday goobo ay hore u maamulayeen Daacish.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay gaareen dhulka muhiimka ah ee Isha Daltoonle iyo Isha Bilcil oo ku yaalla Dooxada Jaceyl, meel dhirirkeedu boqolaal mitir ka sarreeyo dhulka caadiga ah, taasoo difaac muhiim ah u ahayd Daacish. Weerarada cirka ee Imaaraadka Carabta ay fuliyeen toddobaadyadii la soo dhaafay ayaa suurageliyay in ciidamada Puntland ay horumar weyn ka sameeyaan howlgalkan.

Shalay galab, ciidamada Puntland ayaa la wareegay difaacyadii ay Daacish hore uga samaysatay buuraha sare ee Dooxada Jaceyl. Taliska Puntland ayaa sheegay inay sii wadi doonaan dagaalka illaa inta laga ciribtirayo Daacish.

Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland, General Aadan Cabdi Xaashi, ayaa sheegay in hoggaamiyaha Daacish, Cabdiqaadir Muumin Cali, uu hadda yahay bukaan la yaal, isla markaana aanu lahayn awood uu dagaalka ku hogaamiyo. Wuxuu sidoo kale ugu baaqay Cabdiraxmaan Faahiye Ciise Maxamuud, oo ah ku-xigeenka hoggaanka Daacish, inuu joojiyo dhalinyarada uu ku luminayo dagaalka.

“Cabdiraxmaan Faahiye Ciisow, Cabdiqaadir Muumin gacanta wax kuma haysaan, qoyska ay ka dhashayna waa kuwa ciidanka horsocda. Dhallinyarada aad halaagayo jooji,” ayuu yiri Taliyaha.

Wuxuu intaas ku daray in haddii baaqooda la dhagaysan waayo, ay ciqaabta ay mudan yihiin ku ridi doonaan. DGP ayaa bishii saddexaad dagaal kula jirta Daacish, iyagoo howlgalka ay ugu magac dareen “Hawlgalka Ciribtirka Daacish” uu guulo la taaban karo gaaray..

ciidanka Puntland ayaa jimcihii lasoo dhaafay si buuxda ula wareegay xaruntii ay kooxda Daacish ku lahayd Dhaban-qooxle, oo ka tirsan deegaanka Uur Caleed ee Gobolka Bari,

Xaruntan oo ku taalla dhul aan la degganeyn, una dhow Dooxada Dharoor, ayaa muhiim u ahayd Daacish, maadaama ay qayb ahaan ka fidsan tahay Degmooyinka Ufeyn iyo Iskushuban

Guushaan maanta ay ciidamadu ka gaareen ee deegaanada Balidhidin, Iskushuban, iyo Qandala, oo ay hore u maamulayeen Daacish ayaa dhigan in Ciribtirka wakhtigiisa lajoogo..

Madaxweynaha Puntland Said Abdullahi Deni ayaa habeen hore shaaciyey dhammaadka wejigii labaad ee howlgalkan, isagoo caddeeyey in wajiga saddexaad uu bilaabanayo Jimcaha.

Sawiro Ciidanka DGP ee manta Dooxada Jaceyl

Ciidanka Difaaca Puntland
Ciidanka Difaaca Puntland
Ciidanka Difaaca Puntland
Ciidanka Difaaca Puntland

Wararka Ugu Aqrinta badan

  • Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

    Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

    ShareWararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee kala dhaxeeyay Imaaraadka Carabta uusan micnaheedu ahayn in la jaray xiriirka guud ee labada dal. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Daud Aweys Jaamac, oo ka…

    Sii Aqri


    January 23, 2026
  • Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

    Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

    ShareWararka24: 23-01-2026 Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa xalay kulan saacado qaatay xili habeenimo kula yeeshay Moscow, ergayal sare oo ka socday Mareykanka, kuwaas oo wadaay qorshe uu Mareykanku diyaariyay oo lagu doonayo in lagu soo afjaro dagaalka Ukraine. Xog laheli aya…

    Sii Aqri


    January 23, 2026
  • Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

    Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

    ShareHaba yaraatee kalsooni kuma qabo in Putin uu ka tanaasuli doono qodobbo muhiim ah oo ku jira wadahadalladan, ayuu yiri Robert Wilkie, oo ahaa xoghayihii hore ee maamulka Trump. “Raja wanagsan kama qaba arrintan, waxaan u maleynayaa in Putin uu ku…

    Sii Aqri


    January 23, 2026

Share
Tags: Ciidamada Difaaca PuntlandDagaalka daacishpuntlandwararka mantawararka somalia
Previous Post

Xasan Sheekh Maxamuud oo Wajaha Xaalad Adag kaddib Wadahadalka Itoobiya,+Xogta Eritrea iyo Masar

Next Post

WAR DEGDEG AH: Xaduudadaha Gobalka shabellaha Dhexe Ayaa gabi ahaanba manta Xiran + SAWIRO

Abdirahman Dahir

Abdirahman Dahir

Abdirahman Dahir waa qoraa iyo tafatire sare oo ka tirsan Wararka24.com, isaga oo door muhiim ah ku leh hubinta iyo hagaajinta tayada wararka ka soo baxa wararka24.

Related Posts

Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee...

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

Putin Oo kulan kula yeshay Moscow ergayada Mareykanka xili habeenimo damba ah.

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa xalay kulan saacado qaatay xili habeenimo kula yeeshay Moscow, ergayal sare...

Wilkie

Wilkie: Waxaan u maleynayaa putin kama tanaasuli doona arintaan ilaa uu ka dhinto

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Haba yaraatee kalsooni kuma qabo in Putin uu ka tanaasuli doono qodobbo muhiim ah oo ku jira wadahadalladan,...

Fiqi

Fiqi: marnaba kama tanaasulidoona ilaalinta madaxbannaanida dalka somaliyeed

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba ka tanaasuli doonin...

Guban

DF Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dhismaha Maamulka Cusub Ee Guban State

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ku dhawaaqista maamulka cusub ee Guban State, kaasi oo xildhibaanno...

Xasan Sheekh

UK Oo Farriin U Dirtay Golaha Mustaqbalka somaliyeed Kadib Casuumaadda Xasan Sheekh

by Amin Cali Abdi
January 23, 2026

Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Ingiriiska ayaa soo dhoweysay gogosha wadatashi qaran ee uu fidiyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud,...

Load More
Next Post
Gobalka shabellaha Dhexe

WAR DEGDEG AH: Xaduudadaha Gobalka shabellaha Dhexe Ayaa gabi ahaanba manta Xiran + SAWIRO

Donald Trump

DEGDEG: Donald Trump OO markale Ka Careeysiiyey YURUB, Goaan kale ee Manta Soobaxay+ kulanka congreeska dhalkaas ee manta

Barasabka Minnesota Tim Walz

Barasabka Minnesota Tim Walz OO Shegay In uu utartami Doono Aqalka Cad ee mareekanka,

Recommended

Gobolka Shabellaha Dhexe

Gobolka Shabellaha Dhexe, Al Shabaab oo La Wareegtay Degmada Ceelbaraf..

11 months ago
Mareykanka

Mareykanka oo Cadaadis Cusub Saaray Netanyahu + SABABTA

8 months ago
Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Indhaha Ka Qarsaneysa Qorsheyaal Khatar ah oo Imaaraadku Ka Wado Gudaha Dalka

8 months ago
Dowladda Turkiga

Turkiga oo Diyaarado cusub oo kale Ku wareejiyey DF Soomaaliya

8 months ago
Shariif Sheekh Axmed

Shariif Sheekh Axmed oo fariin udiray shacabka soomaliyeed Kadib weerarki al-shabaab ee baledweyne?

11 months ago
Soomaaliya

DW: Soomaaliya Oo Ka Fikiraysa Tallaabo Militari Oo Ka Dhan Ah Gooni-goosadka?

2 weeks ago
Sanbaloolshe

Agaasimaha NISA Sanbaloolshe oo Muqdisho ku Soo Laabtay iyo Kulan Muhiim ah, Faahfahin?

8 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.