• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, May 9, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Frank Caprio Garsoorihii ugu Naxariista Badnaa Maraykanka, oo ku Geeriyooday 88 Jir

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
9 months ago
Reading Time: 1 min read
Frank Caprio

Wararka Ugu Aqrintabadan

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

9 hours ago
Maxkamada oo go’aan ka gaartay ninkii weeraray Ilhaan Cumar

Maxkamada oo go’aan ka gaartay ninkii weeraray Ilhaan Cumar

10 hours ago
Load More
Share

Frank Caprio, garsoorihii Maraykanka ee caan ku ahaa dulqaadka iyo naxariista uu umuujin jiray dadka maxkamadiisa yimaada, ayaa geeriyooday manta isagoo 88 jir ah kadib dagaal uu mudo kula jiray cudurka weyn ee kansarka pancreas-ka. Qoyskiisa ayaa sheegay in uu udhintay si nabad ah, maalin kaddib markii uu bulshada ka codsaday inay usoo duceeyaan.

Caprio waxa uu in ka badan 40 sano u shaqeyn jiray maxkamadda magaalada Providence ee gobolka Rhode Island, ka hor inta aanu ka fariisan sanadkii 2023. Waxa uu caan ka noqday barnaamijka telefishinka Caught in Providence, kaas oo lagu daawan jiray isaga oo kiisaska maxkamadda si naxariis iyo cadaalad leh u xallin jiray mar walba. Muuqaalladiisa ayaa baraha bulshada ku faafay, waxaana lagu naanaysi jiray “garsooraha ugu naxariista badan.”

Mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu xusuusta badnaa ee Frank Caprio ayaa ahayd markii uu ganaax ka cafiyey nin 96 jir ah, isagoo ku tixgeliyey xaaladdiisa caafimaad iyo da’da weyn ee uu jiray. Geeridiisa kadib, guddoomiyaha gobolka Rhode Island Dan McKee ayaa amray in calammada gobolka hoos loogu dijiyo si loo maamuuso garsooraha


Share
Tags: dimashada Frank Capriomareekankawararka caalamkawararka manta
Previous Post

Somaliland ayaa sheegtay in baasaboorkeeda lagu tegi karo dalka Maraykanka. Maxa kajira?

Next Post

Muqdisho: Warar sheegaya in la toogan doono Sayid Cali

Related Posts

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

Mucaaradka oo isku abaabulay degmooyinka Muqdisho ka hor banaanbaxa berri

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa la sheegay inay isku kala qaybiyeen degmooyin kala duwan oo ka tirsan magaalada...

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

Farmaajo oo dowladda iyo hay’adaha amniga uga digay caburinta shacabka

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa war saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay xarigga dhalinyaro...

Muungaab oo adkeeyay amniga caasimadda iyo hakinta hawlaha dhulka

Muungaab oo adkeeyay amniga caasimadda iyo hakinta hawlaha dhulka

by Amin Cali Abdi
4 hours ago

Wararka24: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa shir guddoomiyay loogana hadlay...

DAAWO: Mucaaradka oo war cusub kasoo saaray banaanbaxa berri ku qabanayaan Muqdisho

DAAWO: Mucaaradka oo war cusub kasoo saaray banaanbaxa berri ku qabanayaan Muqdisho

by Amin Cali Abdi
5 hours ago

Wararka24: Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saaray dibadbaxa ay qorsheynayaan inuu berri ka dhaco magaalada Muqdisho,...

Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti si uu uga qeyb galo caleemo-saarka Ismail Omar Geelle

Xasan Sheekh oo gaaray Jabuuti si uu uga qeyb galo caleemo-saarka Ismail Omar Geelle

by Amin Cali Abdi
8 hours ago

Wararka24: Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti City, halkaas...

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

Baarlamaanka Turkiga oo Soomaaliya u ansixiyay deeq $30 milyan ah

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u ansixiyay heshiis deeq taageero ah oo la siinayo dowladda...

Load More
Next Post
Muqdisho

Muqdisho: Warar sheegaya in la toogan doono Sayid Cali

Jamaal Cali Xuseen

Jamaal Cali Xuseen oo ku baaqay in shacabka Somaliland ay banaan-baxaan + Sababta?

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Oo Ka Jawaabay Hadalka Wasiir Fiqi

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Oo Ka Jawaabay Hadalka Wasiir Fiqi

Recommended

Putin

Erdogan oo Putin ula Hadlay Dagaalka Israel iyo Iran

11 months ago
Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

Sacuudiga oo u oggolaaday Mareykanka saldhig cusub oo militari

2 months ago
Kenya

Kenya oo Diiday Qorshahe weyn oo ay Somaliland wadatay + Sababta

12 months ago
Mareykanka

Mareykanka oo Muujiyey Walaac Ku Saabsan Madaxweyne Xasan Sheekh

12 months ago
DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

DF Soomaaliya oo saraakiil sare u dirtay Baraawe si loo xoojiyo amniga

2 months ago
Maxamed Cali Ameeriko

Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo lo magacaabay xilweyn + sababta?

9 months ago
NISA

NISA oo Burburisay Buundo Istiraatiiji ah oo Al-Shabaab Dhistay + Xog cusub?

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.