• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, September 27, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Yurub oo aad ugu cabsi qabto, kulanka trump iyo putin. Maxaa cusub?

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
Hoggaamiyeyaasha Yurub
Share

Hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa aad ugu cabsi qabo shirka u dhexeeya Madaxweynaha mareekanka Trump iyo dhigiisa dalka rushka Putin oo la qorsheeyey in uu kadhaco magaalada Alaska gudaha dalka mareekanka 15ka bishaan agoosto.

Madaxda Yurub Waxay aad ugu baqayaan in Trump uu ku dhaco qorshaha Putin oo ay sidaa ku waayaan cadaalad dalka iyo dadka reer Ukraine.

Kulankaan Trump ayaa waxa ka dhigay Madaxweynaha dalka Ukrayna Volodymyr Zelensky Isniintii isagoo kiciyey baq weyn oo ka dhan ah ah kulankaan, sido kale dalka Yurub iyo Hoggaamiyaasheedu waxay u arkaan tan mid ka mid ah qorshaha putin oo aanay u arkin xal.

Waxa uu Trump sheegay in Zelensky uu ka dabeeyo, mas’uulna uu ka yahay bilaabashada dagaalkan, isaga oo dib ugu laabtay eedeymihii hore ee ah in Ukraine ay khalad sameysey markay diidday heshiis nabadeed.

Marko Mihkelson oo ah guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Estonia ayaa sheegay in Trump uu cadaadis saaray Zelensky halkii uu Putin ku cadaadin lahaa joojinta dagaalka.

Waxa uu yiri “Wax rajooyin ah kama lahi waxa ka soobixi doona Alaska”. Mihkelson iyo 26 guddoomiye oo kale oo ka socda wasaaradaha arrimaha dibadda ee Yurub ayaa soo saaray qoraal ayey ku dhigeen in wixii ka soo baxaya shirka Alaska ay muhiim tahay inla ilaaliyo madaxbanaanida Ukraine”.

Qoraalkaas ayaa ka soo baxay wasiirradaha arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Talaadii iyo qaar ka mid ka timid hoggaamiyeyaasha Faransiiska, Talyaaniga, Booland, Finland,.

Lesia Zaburanna oo xubno ka ah baarlamaanka Ukraine ayaa sheegtay in Trump uu walan yahay oo aan la saadaalin karin waxa kasoo baxa shirka. Waxay tiri “Waa ninkii sheegay in uu joojin doono dagaalka muddo 24 saacadood gudahood, laakiin hadda wuxuu arkaysaa in qorshahiisu yahay mid aad u adag”.

Tan iyo bilihii dambe ee 2024, dawladaha Yurub waxay kordhiyeen qarashaadka difaaca gudahooda. Midowga Yurub ayaa qoondeeyay 500 milyan oo euro si ay u laba-jibaaran soosaarka gantaalaha misilka ah.

Hoggaamiyeyaasha Yurub waxay filayaan in Putin uu ku hawlan yahay diyaarinta dagaal cusub oo ka dhan ah Galbeedka yurub. Waxay sheegeen in arrintaani ay maanta socoto iyada oo ay jirto wax ay ku magacdarayaan “dagaalka isku dhafka ah”.


Share

Recommended

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

DF oo ka oo fashilisay abaabul ay Al-Shabaab ka wadeen laba gobol

7 months ago

Faransiiska iyo Talyaaniga oo xiriir diblomaasiyadeed la sameeyay Iiraan

7 months ago
Dowladda Federaalka Soomaaliya

DF Soomaaliya oo Waddada udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, Cidamo Badan Udirtay + Sababta

2 years ago
Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la Kulmay Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadda

1 year ago
DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

DEGDEG: Amran Axmed Xasan Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari

1 year ago
Garaad Jaamac Garaad Cali

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Suldaan Daa’uud Suldaan Cabdiqaadir oo Nabad isla qaatey iyago ka kala socda somaliland iyo khaatumo 

1 year ago
Gurmadka ciidamada

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

2 years ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.