Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Somalia

Ciidanka Puntland oo layey ajaaniib tiro badan, Dagaal Culus oo lala Galay Manta Daacish,

Ciidanka Puntland, oo ku sugan aagagga dhexe ee Buuraleyda Calmiskaad, ayaa maanta weerar xoogan ku qaaday maleeshiyada Daacish ee far

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
February 28, 2025, 11:33 am EAT
Reading Time: 2 mins read
Ciidanka Puntland
Share

Kudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.

Wararka24: Ciidanka Puntland, oo ku sugan aagagga dhexe ee Buuraleyda Calmiskaad, ayaa maanta weerar xoogan ku qaaday maleeshiyada Daacish ee fariisimaha ku leh deegaanka Damdamle ee Gobolka Bari.

Ciidanka Puntland

Ciidanka Puntland oo dagaal culus la galay Daacish ayaa sheegay in ciidamadu ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta deegaankaasi, maleeshiyadii ku sugneydna ay ka saareen. Taliska ayaa inta u dhaxeyso deegaanada Qurac iyo Damdamle ku soo bandhigay meydadka xubno ka tirsanaa maleeshiyada Daacish.

Xubnaha meydadkooda la soo bandhigay oo ajaaniib ahaa ayaa la sheegay in lagu dilay dagaalkii maanta. “Hawlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland ayaa maraya meel wanaagsan. Ciidamada ayaa xaqiijiyay guulo taariikhi ah,” ayuu ku waramay Raadiyaha Puntland.

Ciidanka Puntland ee fariisimaha ku leh bartamaha Tog-jaceyl ayaa isku dayaya in ay u tallaabaan galbeedka Calmiskaad,

Halkaas oo la fahamsan yahay in Daacish ay ku xoogan Yahiin, hawlgalka ciribtirka Daacish ee ka socdo Gobolka Bari ayaa maanta galay maalintii 51aad…

  • Imaaraadka oo Soomaaliya eedeeyma u jeediyay, sheegayna inuu xiray safaaraddiisa Muqdisho bishii Janaayo

    Imaaraadka oo Soomaaliya eedeeyma u jeediyay, sheegayna inuu xiray safaaraddiisa  Muqdisho bishii Janaayo

    ShareKudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.Wararka24: Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareysay tallaabooyin ay ku eedeysay dowladda Soomaaliya, kuwaas oo ay sheegtay inay sii hurinayaan xiisadda isla markaana dhaawacayaan xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal.‎‎War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka…

    Sii Aqri


    November 20, 2026
  • Axmed Madoobe oo ka digay xalada dalka: “Xamar la iskuma aamin karo”

    Axmed Madoobe oo ka digay xalada dalka: “Xamar la iskuma aamin karo”

    ShareKudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed (Axmed Madoobe), ayaa ka digay in Somaaliya ay u socoto jid khatar ah, isagoo sheegay in aysan jirin kalsooni lagu qabo magaalada Muqdisho. Axmed Madoobe ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa’id oo uu Khamiistii, 19-ka…

    Sii Aqri


    November 19, 2026
  • Dagal ka dhacay Beledweyne oo khasare geystay, xaladduna weli kacsan tahay

    Dagal ka dhacay Beledweyne oo khasare geystay, xaladduna weli kacsan tahay

    ShareKudar Wararka24 GoogleKa dhig Wararka24 il aad door bidayso Google si aad u aragto wararkayaga marka hore.Dagaal habeennimadii Khamiista, 19-ka Noofembar, ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac, xilli xiisadda siyaasadeed ee gobolka ay sii kordheyso. Dagaalka ayaa ka dhacay agagaarka guriga uu deggan yahay Ku xigeenka Madaxweynaha Hirshabeelle,…

    Sii Aqri


    November 19, 2026

Share

Wararkii ugu dambeeyay

Imaaraadka oo Soomaaliya eedeeyma u jeediyay, sheegayna inuu xiray safaaraddiisa  Muqdisho bishii Janaayo

Imaaraadka oo Soomaaliya eedeeyma u jeediyay, sheegayna inuu xiray safaaraddiisa Muqdisho bishii Janaayo

18 hours ago
Axmed Madoobe oo ka digay xalada dalka: “Xamar la iskuma aamin karo”

Axmed Madoobe oo ka digay xalada dalka: “Xamar la iskuma aamin karo”

2 days ago
Dagal ka dhacay Beledweyne oo khasare geystay, xaladduna weli kacsan tahay

Dagal ka dhacay Beledweyne oo khasare geystay, xaladduna weli kacsan tahay

2 days ago
Cabdalla Cabdalla oo iska casilay xilkii boliska, kuna biiray mucaradka

Cabdalla Cabdalla oo iska casilay xilkii boliska, kuna biiray mucaradka

2 days ago
Xildhibaano Ingiris oo ka baxay guddiga barlamanka ee Somaliland kadib

Xildhibaano Ingiris oo ka baxay guddiga barlamanka ee Somaliland kadib

2 days ago
Itoobiya iyo Eritrea oo ciidamo soo dhoobay xududda iyado isku dhacyo la shegay

Itoobiya iyo Eritrea oo ciidamo soo dhoobay xududda iyado isku dhacyo la shegay

2 days ago
Imaaraadka oo ka jawaabay eedeymihii Xasan Sheekh, kuna tilmaamay

Imaaraadka oo ka jawaabay eedeymihii Xasan Sheekh, kuna tilmaamay

3 days ago
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Muungaab oo xarigga ka jaray waddada Jamhuuriya ee degmada Karaan

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Muungaab oo xarigga ka jaray waddada Jamhuuriya ee degmada Karaan

3 days ago
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
  • Kudar Wararka24 Google

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.