Xaaladda magaalada Muqdisho oo saaka deggan kadib dagaallo iyo xiisado amni
Wararka24: Xaaladda guud ee magaalada Muqdisho ayaa maanta deggan, kadib xiisado iyo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo maalmihii lasoo dhaafay laga dareemayay ...
Wararka24: Xaaladda guud ee magaalada Muqdisho ayaa maanta deggan, kadib xiisado iyo dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo maalmihii lasoo dhaafay laga dareemayay ...
Wararka24: Ciidamada Israel ayaa sheegay inay dileen Abd Harb, oo ay ku tilmaameen taliye ka tirsanaa cutubka injineernimada ee Xisbullah, ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ee sanad-guuradii 66-aad ...
Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa doortay guddoon cusub kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku-meelgaarka ah ee ...
Wararka24: Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, ayaa gaaray guriga uu deganaa Ra’iisul Wasaarihii hore ee ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka iyo mucaaradka inay muujiyaan is-xakameyn, ...
Wararka24: Hay’adaha caalamiga ah ee Qaramada Midoobay iyo Urur-Goboleedka IGAD ayaa walaac xooggan ka muujiyay dagaallada iyo rabshadaha ka socda ...
Wararka24: Ugaaska Beesha Murusade, Cabdirisaaq Faracadde, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey inay mas’uul ka tahay dagaal ka dhacay magaalada ...
Wararka24: Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa magaalada Hargeysa ku qaabilay ku-simaha safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Justin Davis, sida ...
Wararka24: Dowladda Mareykanka ayaa muujisay walaac xooggan oo ku saabsan rabshadaha iyo dagaallada ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo ka digtay ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Ciidanka Qalabka Sida ay ka hortageen waxa uu ku tilmaamay isku ...
Wararka24: Beesha caalamka ayaa muujisay walaac xooggan oo ku aadan xaaladda amni ee ka taagan magaalada Muqdisho, iyadoo baaqyo loo ...
Wararka24: Magaalada Muqdisho ayaa saaka ku waabarisatay xaalad amni oo kacsan, kadib markii habeenkii xalay laga maqlay rasaas iyo jugo ...
Wararka24: Ergo uu diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay ...
Wararka24: Xubnaha mucaaradka Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabay go’aanka dowladda ee la xiriira dibadbaxa la qorsheeyay inuu ka dhaco ...
Wararka24: Hay’adda Cilmi-baarista Nabadda ee Stockholm (SIPRI) ayaa ka digtay in howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ...
Wararka24: Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamada amniga ay gacanta ku dhigeen dagaalame ajaanib ah oo ka tirsanaa kooxda Daacish, ...
Wararka24: Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa sheegtay in laba howlgal oo qorsheysan oo laga fuliyay deegaanno ka ...
Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay ciidamo dheeraad ah ku daadisay waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, iyadoo la arkayay gaadiid ...
Wararka24: Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa difaacay qorshe lagu dhisayo xarun karantiil oo uu taageerayo Mareykanka, taas oo laga hirgelinayo ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.