Puntland iyo Jubbaland oo war culus kasoo saaray arrintii maanta ka dhacday Garoonka Muqdisho,
Wararka24: 1-02-2026: Maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa si adag uga falceliyay tallaabadii maanta lagu celiyay ciidamadii ay u soo direen ...
Wararka24: 1-02-2026: Maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa si adag uga falceliyay tallaabadii maanta lagu celiyay ciidamadii ay u soo direen ...
Wararka24: 1-02-2026:Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sucuudiga ayaa mar kale si cad u adkeeyay mowqifkooda ku aaddan taageerada buuxda ee madaxbannaanida, midnimada ...
Wararka24: 1-02-2026: Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa goordhow dib u celisay diyaarado siday ciidamo hubeysan oo ay iska soo ...
Wararka24: 1-02-2026: Kor u kaca xasilooni-darrada ka jirta gobolka Geeska Afrika ayaa ku riixay dowladaha Mareykanka iyo Turkiga inay si ...
Wararka24: 1-02-2026:Madaxweynayaasha maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa la sheegay inay Muqdisho u soo hormariyeen ciidamo hubeysan oo ilaalo ah, xilli ...
Wararka24: 31-01-2026:Go’aankii ay dowladda Israa’iil 26-kii December ugu aqoonsatay Somaliland inay tahay dal madax-bannaan ayaa noqday dhacdo gilgishay isu-dheelitirka siyaasadeed ...
Wararka24: 31-01-2026:Madaxtooyada Puntland ayaa muujisay walaac culus oo ku aaddan tallaabooyin ay ku eedeysay Villa Soomaaliya, kuwaas oo ay sheegtay ...
Wararka24: 31-01-2026:Ciidamada ammaanka Jubbaland ee ku sugan tuulada Baar Sanguuni ayaa galabtii Jimcaha gacanta ku dhigay laba dagaalyahan oo ka ...
Wararka24: 31-01-2026:Jeneraal Elio Manes ayaa si rasmi ah ula wareegay hoggaanka Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM-S), kaddib munaasabad ...
Wararka24: 30-01-2026: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan si rasmi ah u magacowday Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaddib ...
Wararka24: 30-01-2026: Ilo-wareedyo dhanka sirdoonka ah ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka fiirsaneyso tallaabooyin siyaasadeed iyo amni oo ...
Wararka24: 30-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diiday in shirkadda diyaaradaha Israa’iil ee Arkia ay isticmaasho hawada dalka, tallaabadaas oo warbaahinta ...
Wararka24: 30-01-2026 Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa magaalada New York ku qabatay munaasabad casho-sharaf ah oo si gaar ...
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa si rasmi ah uga digtay burburin sharci-darro ah oo ka socota dhul ay ku leedahay ...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in cafis guud loo fidiyay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ...
Wararka24: 29-01-2026:Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyaga oo go’aan ku gaaray ...
Wararka24: 29-01-2026:Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saakay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Alanley ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaas oo ay ...
Wararka24: 29-01-2026:Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Kumaandooska Danab, ayaa maanta howlgallo qorsheysan ka fuliyay aagga deegaanka ...
Wasiirka Socdaalka dalka Spain, Elma Saiz, ayaa xaqiijisay in dowladda hantiwadaagga ah ee Spain ay soo saari doonto wareegto gaar ...
Wararka24: 29-01-2026:Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa shir-guddoomiyay kulanka 27-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.