• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Soomaaliya oo si heer sare ah u macasalaamaysay hoggaanka Golaha Ammaanka ee…

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
8 months ago
Reading Time: 3 mins read
Soomaaliya oo si heer sare ah u macasalaamaysay hoggaanka Golaha Ammaanka ee…
Share

Wararka24: 30-01-2026 Ergada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa magaalada New York ku qabatay munaasabad casho-sharaf ah oo si gaar ah loogu sagootinayay muddadii bisha ahayd ee Soomaaliya hoggaamineysay Golaha Ammaanka.

Munaasabadda oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeyb-galay danjireyaal iyo diblomaasiyiin ka kala socday dalal xubno ka ah Qaramada Midoobay, kuwaas oo ka mid ah beesha caalamka ee fadhigoodu yahay xarunta QM.

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Amb. Abuukar Daahir Cusman (Baalle), oo ka hadlay xafladda, ayaa sheegay in ay sharaf weyn u tahay Soomaaliya inay mar kale hoggaamiso Golaha Ammaanka 54 sano kadib. Wuxuu xusay in tallaabadan ay astaan u tahay soo kabashada, adkeysiga iyo horumarka ay Soomaaliya gaartay sanadihii u dambeeyay.

Amb. Baalle ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyay in hoggaaminta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ay ku salaysnayd xoojinta sarreynta sharciga, ilaalinta nabadda iyo kobcinta iskaashiga caalamiga ah, xilli dunidu wajahaysay caqabado amni iyo kuwo siyaasadeed oo isa soo taraya.

Ugu dambeyntii, munaasabadda ayaa lagu soo xiray bandhig faneed ay sameeyeen hoballo Soomaaliyeed, kuwaas oo soo bandhigay heeso iyo ciyaaro dhaqameed ka tarjumaya hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, taas oo si weyn u soo jiidatay marti-sharaftii ka qeyb-gashay, una noqotay gabagabada hoggaamintii Soomaaliya ee Golaha Ammaanka.


Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.