Xasan Sheekh oo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed kuso dhaweeyey Madaxtooyada Qaranka
Wararka24: 20-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Qaranka xubnaha iyo hoggaanka Golaha ...

























