• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xogta shirka Xasan Sheekh iyo mucaaradka iyo Xliga as si rasmi ah u furmayo

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Xogta shirka Xasan Sheekh iyo mucaaradka iyo Xliga as si rasmi ah u furmayo
Share

Wararka24: 19-02-2026 Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta martigelinaysa shir u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hoggaanka Golaha Mustaqbalka, oo ay ku jiraan madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland, kaddib wada-hadallo horudhac ah oo maalmahan ka socday Muqdisho.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in shirka si rasmi ah u furmi doono 11:00 barqanimo, waxaana furitaanka hoggaamin doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo kulanka lagu bilaabayo hab-maamuus rasmi ah.

Furitaanka shirka ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladda guud ee dalka, kadibna loo gudbi doono qodobada la isku waafaqsan yahay, halka qodobada muranka badan dhaliyay, oo ay ka mid yihiin hannaanka doorashooyinka iyo wax ka beddelka Dastuurka kumeel gaarka ah, loo qorsheeyay in laga wada hadlo maalmaha xiga.

Go’aanka lagu qabtay shirka gudaha Madaxtooyada ayaa yimid kaddib markii xubnaha Golaha Mustaqbalka ay hore uga caga-jiidayeen gelitaanka Villa Soomaaliya.

Tabashooyinkaas ayaa lagu xalliyay wada-hadallo horudhac ah oo Talaadadii dhacay, iyadoo dhinacyada mucaaradka la siiyay damaanad amni oo buuxda.

Habeenkii Talaadada, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa kulan gaar ah la yeeshay madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland, waxaana kulankaas lagu sheegay inuu gacan ka geystay dejinta khilaaf hore u jiray iyo diyaarinta jawi wadahadal oo u sahla qabsoomidda shirka maanta furmaya.

Shirka maanta furmaya ayaa imanaya xilli dalka uu wajahayo xaalado bani’aadannimo oo ka dhashay abaaro baahsan, iyo khilaaf siyaasadeed oo la xiriira geeddi-socodka doorashooyinka iyo wax ka beddelka dastuurka, waxaana si dhow loola soconayaa natiijada ka soo baxda wada-hadalladan.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.