DF oo edheysane Cabdikariim Cabdullaahi Ciidle u gacan gelisay Mareykanka
Wararka24: Dowladda Mareykanka ayaa la wareegtay Cabdikariim Cabdullaahi Ciidle, oo lagu eedeeyay inuu ka mid ahaa shaqsiyaadka ugu muhiimsan musuq-maasuqii ...
Wararka24: Dowladda Mareykanka ayaa la wareegtay Cabdikariim Cabdullaahi Ciidle, oo lagu eedeeyay inuu ka mid ahaa shaqsiyaadka ugu muhiimsan musuq-maasuqii ...
Wararka24: Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa sheegay in maamulkiisu uu qaadi doono tallaabooyin ...
Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay in sagaal dal oo Afrikaan ah oo keliya ay u qalmaan barnaamijkeeda fiisaha elektaroonigga ah (eVisa) ...
Wararka24: Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Maraykanka ayaa soo gudbisay qaraar ku baaqaya in Maraykanku si rasmi ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay in dalkiisu uusan marin toos ah oo uu ku gaaro Badda Cas ...
Wararka24: Qaar ka mid ah dalalka Carabta ee Khaliijka ayaa si hoose ugu sheegay Mareykanka iyo dowladaha Yurub inaysan gebi ...
Wararka24: Taliyihii saldhigga Booliiska degmada Jariiban ee gobolka Mudug, Guleed Kadleeye, ayaa geeriyooday kaddib markii xalay lagu weeraray degmadaas. Sida ...
Wararka24: Xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iiraan ayaa gashay marxalad cusub oo xasaasi ah, kadib markii Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ...
Wararka24: Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta booqasho ku tagay safaaradda Dowladda Qatar ee magaalada Muqdisho, ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa sheegay in wada-hadallada u socda Dowladda ...
Wararka24: Dowladda Uganda ayaa oggolaatay inay ciidamo ku biiriso howlgal caalami ah oo la qorsheynayo in laga hirgeliyo Marinka Gaza, ...
Wararka24: Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, oo kaashanaya ciidamada Daraawiishta Jubbaland, ayaa maanta howlgallo qorsheysan ka ...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ku amray inuu bilaabo ka bixitaanka ciidamada Israel ee ku ...
Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Cammaan ee dalka Urdun, halkaas oo ...
Wararka24: Xulalka qaranka Spain iyo France ayaa caawa oo Talaado ah 14-ka July isaga hor imanaya ciyaarta semi-finalka Koobka Adduunka, ...
Wararka24: Xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iran ayaa sii xoogeysatay, iyadoo labada dhinac ay is dhaafsanayaan weerarro iyo hadallo kulul. ...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ay duqeyn ka fuliyeen deegaanka Goobo ...
Wararka24: Xiisad u dhexeysa beesha Biyomaal iyo qaar ka mid ah beelaha Hiraab, gaar ahaan Abgaal iyo Habar Gidir, ayaa ...
Wararka24: Muhaajiriinta Soomaaliyeed ee ku nool Koonfur Afrika ayaa sheegay inay doorbidayaan inay sii joogaan dalkaas, inkastoo ay sii kordhayaan ...
Wararka24: Maxkamad ku taalla magaalada Port Sudan ee ay maamusho dowladda Suudaan ayaa dil ku xukuntay hoggaamiyaha Ciidamada Gurmadka Degdegga ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.