• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Sunday, June 28, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Fahad Yaasiin oo ku taliyey In Labaaro xaalada caafimaad ee Madaxda Qaranka, kadib Hadalki MD Xasan Sheekh

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 2 mins read
Fahad Yaasiin Xaaji

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir

Wararka Ugu Aqrintabadan

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

9 hours ago
Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

9 hours ago
Load More
Share

Wararka24: Taliyihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa qoraal soo saaray oo uu ku fal-celiyay tallaabadii uu shalay qaaday Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo weeraray xubnaha mucaaradka Dowlada.

Fahad Yaasiin Xaaji
Fahad Yaasiin Xaaji Daahir

Madaxweynaha, oo khudbad ka jeediyay furitaanka isbitaal cusub ee degmada Hodan, ayaa u jawaabay siyaasiyiinta mucaaradka ah, isaga oo si cad u beeniyay eedeymahooda sheegaya in dowladdiisu ay ku socoto jid xun oo dalka u horseedayo jahawareer. “Siyaasiyiinta sheegaya in musiibo soo dhowdahay, albaabbada cadaabta la furayo, waa dad aan caadi ahayn, oo maskaxiyan xanuunsan oo u baahan in la daaweeyo,” ayuu yiri.

Fahad Yaasiin oo ka jawabaya Hadalka MD Xasan Sheekh ayaa soo jeediyay

In isbitaalka cusub ee Hodan Hospital laga furo qayb u gooni ah dhimirka iyo cudurrada keena isku dhex yaaca. “Anigoo tixraacaya hadalka Madaxweynaha ee ahaa qofkii Madaxda wax ka sheega isbitaal hala geeyo oo nafsiyan haloo baaro, waxaan soo jeedinayaa in isbitaalka cusub ee Hodan Hospital laga furo qayb u gooni ah dhimirka iyo cudurrada keena isku dhex yaaca.” ayuu ku yiri qoraal kooban oo uu Fahad soo dhigay bartiisa Twitter-ka.

Anigoo tixraacaya hadalka Madaxweynaha ee ahaa qofkii Madaxda wax ka sheega isbitaal hala geeyo oo nafsiyan haloo baaro, waxaan soo jeedinayaa in isbitaalka cusub ee Hodan Hospital laga furo qayb u gooni ah dhimirka iyo cudurrada keena isku dhex yaaca.

Qeybtaas waxaa lagu… pic.twitter.com/wfAorAUQus

— Fahad Yasin فهد ياسين (@FahadBinYasin) February 18, 2025

Isagoo inaas Ku daray: “Qeybtaas waxaa lagu baarayaa xaalada caafimaad ee Madaxda Qaranka iyo Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka, kadibna natiijada baaritaankaas loo fasaxo iney dadweynaha daalacdaan.

Arrintan ayaa daba socota eedeyn uu dhowaan jeediyay siyaasiga mucaaradka ah Cabdullaahi Sheekh Xasan, kaasoo ku andacooday in xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud ay si hoose u abaabushay ciidan gaar ah oo gaaraya 10,000 oo askari si ay u bartilmaameedsato siyaasiyiinta ka soo horjeeda.

Si kastaba, xiisadda siyaasadeed ayaa cirka isku shareertay, iyadoo la isku diyaarinayo doorashada 2026. Xisbiyada mucaaradka iyo qaar ka mid ah dowlad-goboleedyada ayaa qaadaceen howlaha diyaarinta doorashada ee ay waddo guddiga doorashooyinka..

  • Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

    Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

    Wararka Ugu Aqrintabadan Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday 9 hours ago Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan 9 hours ago Load More ShareWararka24: Iran ayaa sheegtay inay weerarro ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Maraykanku ku leeyihiin gobolka, kadib duqaymo uu Maraykanku ku beegsaday xarumo…

    Sii Aqri


    June 27, 2026
  • Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

    Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

    Wararka Ugu Aqrintabadan Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda 9 hours ago Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan 9 hours ago Load More ShareWararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay hadallo uu dhawaan jeediyay agaasimihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda…

    Sii Aqri


    June 27, 2026
  • Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

    Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

    Wararka Ugu Aqrintabadan Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday 9 hours ago Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda 9 hours ago Load More ShareWararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay dilal lagu bartilmaameedsaday dad rayid ah oo…

    Sii Aqri


    June 27, 2026

Share
Tags: Fahad Yaasiin Xaaji DaahirMadaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuudwararka mantawararka somalia
Previous Post

Madaxweynaha Ukraine oo Maanta La Kulmay Erdogan, Kadib safar degdeg ah uu ku Tagay Magaalada Ankara.

Next Post

Ruushka iyo Mareekanka ayaa isku afgartay qodobo dhowr ah shirkii Riyadh, Lavrov.

Related Posts

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

Iran Oo Weerartay Saldhigyo Maraykanka Leeyahay iyo Xiisadda Gobolka Oo Sii Kacday

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Iran ayaa sheegtay inay weerarro ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Maraykanku ku leeyihiin gobolka, kadib duqaymo uu...

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

Wasiir Fiqi Oo Ka Jawaabay Eedeymihii dilka ahaa oo Sanbaloolshe ujeediyay Dowladda

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag uga jawaabay hadallo uu dhawaan jeediyay agaasimihii hore...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

Guddiga Xuquuqul Insaanka Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhacay Sool Iyo Hiiraan

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa si adag u cambaareeyay dilal lagu bartilmaameedsaday dad...

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

Dowladda Federaalka Oo Wafdi Wasiirro Ah U Dirtay Beledweyne

by Amin Cali Abdi
9 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta wafdi heer wasiir ah u dirtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,...

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

Qaramada Midoobay Oo Xil Sare U Magacowday Mas’uul Soomaaliyeed

by Amin Cali Abdi
14 hours ago

Wararka24: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa magacaabay Maxamed Yahya inuu noqdo Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

Dowladda Federaalka oo sheegtay in duqeymo lagu dilay in ka badan 30 Al-Shabaab ah

by Amin Cali Abdi
15 hours ago

Wararka24: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay fuliyeen duqeymo...

Load More
Next Post
ruushka iyo Mareekanka ay

Ruushka iyo Mareekanka ayaa isku afgartay qodobo dhowr ah shirkii Riyadh, Lavrov.

Ciidamada Xoogga Dalka

Ciidamada Xoogga Dalka oo Weerar ka Fuliyay Koonfurta Gobolka Mudug

Ciidanka Puntland

Ciidanka Puntland oo layey ajaaniib tiro badan, Dagaal Culus oo lala Galay Manta Daacish,

Recommended

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

Eritrea oo noqotay xudunta loollanka cusub ee Badda Cas

1 month ago
Kenya

Waalidiin Soomaaliyeed oo Carruurtooda u Dira Xerooyin dhaqan-celin Tacaddiyo ka Dhacaan oo Ku Yaalla Soomaaliya iyo Kenya.

5 months ago
Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

Safarka Cirro ee Imaaraadka oo hadal-heyn dhaliyay

2 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

4 weeks ago
NISA

NISA oo fulisay howlgal lagu laayey Horgoogayaal katirsan shabaab..

1 year ago
degmada Eyl

Puntland oo Xalisay Xiisad Ka Jirtay Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

1 year ago
Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

Safiirka Soomaaliya ee Nigeria oo waraaqaha aqoonsiga si rasmi ah u gudbiyay

2 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.