• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Thursday, March 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Caalamka

Dib u Dhigista Sii deynta Maxaabista ee Xamaas ayaa kiciyay Muran iyo Mudaharad

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 3 mins read
dib u dhigista

Shacabka oo diidan dib u dhigista sii deynta maxaabiista

Wararka Ugu Aqrintabadan

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

45 minutes ago
Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

57 minutes ago
Load More
Share

Wararka24, Dib u dhigista Xamaas ee sii deynta maxaabiista ayaa mowjado weyn ka kicisay gudaha Israel, iyadoo shacabka dib u soo celiyay cadaadiskii ay xukuumadda ku saarayeen inay heshiis wax ku ool ah la gasho Xamaas.

dib u dhigista
Shacabka oo diidan dib u dhigista sii deynta maxaabiista

Ka dib markii Xamaas ay ku dhawaaqday inay hakineyso sii deynta maxaabiista, sababo ku aaddan in Israel ay ku xadgudubtay heshiiska xabad joojinta, waxaa xalay gudaha Israel ka bilowday mudaaharaadyo ay shacabka ku dhalleeceynayaan dowladooda.

Shacabka Israel ayaa maanta dibadbaxyadooda ka sii wada Magaalada Jerusalem (Qudus), iyagoo xukuumadda uu hoggaamiyo Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu ka dalbanaya inaanay wax xadgudub ah ku samayn heshiiska xabad joojinta iyo maxaabiis is dhaafsiga.

dib u dhigista
Shacabka oo diidan dib u dhigista sii deynta maxaabiista

Dibadbaxayaal aan badneyn ayaa xiray waddada isku xirto Magaalooyinka Tel Aviv iyo Jerusalem, si dowladda ay u taageerto heshiiska xabad joojinta, iyadoo aanu jirin wax carqaladeyn ah.

Dib u dhigista Xamaas ee sii deynta maxaabiista ayaa sabab u noqotay in dibadbaxayaasha ay si kulul Dowladda Netanyahu ugu eedeeyaan inaysan dhab ka ahayn xaqiijinta iyo hirgelinta heshiiska.

Dadweyne fara-badan ayaa isugu soo baxay afaafka hore Xafiiska Raysal Wasaare Netanyahu ee galbeedka Jerusalem, iyagoo dalbanaya in maxbuus kasta hoygiisa lagu soo celiyo.

Dibadbaxayaasha ayaa garaacaya durbaano, waxayna wataan sawirrada maxaabiista qaarkood iyo boorar ay ku qoran yihiin ‘hala soo celiyo’. Qaarkood ayaa gacmahooda soo marsaday rinji cas, si ay ugu muujiyaan maxaabiista dhimatay iyadoo la soo badbaadin karay iyo in kuwa weli nool ay noloshooda ku xiran tahay dowladda hadda jirta.

Shacabka ayaa isugu soo baxay bannaanka Xafiiska Raysal Wasaaraha, halkaas oo ay ku shirsan yihiin Golaha Wasiirada ee Amniga Israel. Warbaahinta gudaha ayaa sheegeysa in goluhu uu ka arrinsanayo jawaabta ay tahay in laga bixiyo dib u dhigista Xamaas ee sii deynta maxaabiista.

Ka hor kulanka, Raysal Wasaare Netanyahu ayaa hay’adaha ammaanka kala hadlay qiimeyntooda ku saabsan arrintan. Qoysaska, ehelada iyo saaxiibada maxaabiista ayaa Netanyahu iyo kooxdiisa ku eedeeyay inay isku dayayaan in gebi ahaanba heshiiska la wiiqo, si meesha looga saaro xabad joojinta iyo isweydaarsiga maxaabiista labada dhinac.

Qoysaska ayaa xabad joojinta u arka rajada keliya ee ay ka qabaan inay dib ula midoobaan xubnaha ka maqan, waxa ayna riixayaan in Xamaas lala galo heshiis horseedaya in maxaabiis badan la soo sii daayo.

Netanyahu ayaa dhammaadkii isbuuca diray farriin uu ku sheegayo xaqiiqadii inaanan loo baahneyn in laga gudbo marxaladda koowaad ee heshiiska.

Xamaas ayaa horey ugu eedeysay Netanyahu in uu abuurayo caqabad ka dhan ah saddexdii weji ee lagu heshiiyay, si loogu soo afjaro colaadda Gaza.

Dagaalka Gaza ayaa gudaha Israel ka abuuray kala qaybsanaan aan horey loo arag, tan iyo aasaaskii Dowladnimada Israel.

  • Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

    Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

    Wararka Ugu Aqrintabadan Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub 37 minutes ago DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub 2 hours ago Load More ShareWararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si kulul uga hadlay xabsi guriga la geliyay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta

    Sii Aqri


    March 26, 2026
  • Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

    Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

    Wararka Ugu Aqrintabadan Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya 45 minutes ago Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka 57 minutes ago Load More ShareWararka24: Doon la sheegay inay leedahay Iiraan ayaa lagu weeraray meel qiyaastii 400 mayl badeed u jirta xeebaha magaalada Muqdisho,

    Sii Aqri


    March 26, 2026
  • Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

    Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

    Wararka Ugu Aqrintabadan Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya 45 minutes ago Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka 57 minutes ago Load More ShareWararka24: Falanqeeye dhanka amniga ah oo u dhashay Iiraan ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay tallaabooyin milateri oo ka

    Sii Aqri


    March 26, 2026

Share
Tags: wararka caalamkawararka mantaxamaas iyo israel
Previous Post

Gurmadka Ciidamada oo Ku Qulqulaya Dhinaca Furimaha Gobolka Hiiraan

Next Post

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

Related Posts

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

Fahad Yaasiin oo digniin u diray madaxda dalka kadib xarigga Shub

by Amin Cali Abdi
37 minutes ago

Wararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa si kulul uga hadlay xabsi guriga la...

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

Doon laga leeyahay Iiraan oo lagu weeraray meel u dhow xeebaha Soomaaliya

by Amin Cali Abdi
45 minutes ago

Wararka24: Doon la sheegay inay leedahay Iiraan ayaa lagu weeraray meel qiyaastii 400 mayl badeed u jirta xeebaha...

Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

Hanjabaad ka timid Khabiir dhanka amniga oo Iiraani ah kuna saabsan Khaliijka

by Amin Cali Abdi
57 minutes ago

Wararka24: Falanqeeye dhanka amniga ah oo u dhashay Iiraan ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay tallaabooyin milateri...

Madaxii hore ee MI6 oo sheegay in Iiraan gacanta sare ku leedahay dagaalka

Madaxii hore ee MI6 oo sheegay in Iiraan gacanta sare ku leedahay dagaalka

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: Agaasimihii hore ee hay’adda sirdoonka dibadda ee UK Sir Alex Younger ayaa sheegay in Iiraan ay haatan...

DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub

DF Soomaaliya oo xabsi guri gelisay Jeneraal Mahad Shub

by Amin Cali Abdi
2 hours ago

Wararka24: Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Mahad Cabdiraxmaan Shub ayaa la geliyay xabsi guri, kadib markii ciidamada...

Iiraan oo sheegtay inay soo ridday diyaarad drone ah oo dul mareysay Tehran

Iiraan oo sheegtay inay soo ridday diyaarad drone ah oo dul mareysay Tehran

by Amin Cali Abdi
24 hours ago

Wararka24: Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay inay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah oo dul...

Load More
Next Post
DG Puntland oo sheegtay

DG Puntland oo sheegtay in la Dilay in ka Badan 70 Nin oo Daacish ah

Madaxweynaha Masar

Madaxweynaha Masar oo Ku Baaqay in aan Gaza laga Rarin Falastiiniyiinta, iyadoo iyago googa in dib loodhiso Gaza

Helista muwaadannimada British-ka

Waxa manta La adkeeyay Helista Muwaadannimada British-ka

Recommended

Ciidanka Suudaan

Ciidanka Suudaan oo la wareegay xarumaha muhiimka ah ee Khartuum

1 year ago
Ciidamada Israel

Ciidamada Israel oo Maanta ka Baxaya Netzarim, Gaza

1 year ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

7 months ago
Madaxweynaha JFS, Xasan Sheekh Maxamuud

MD Xasan Sheekh Qof naga maqan oo lasugayo malahan, Anigana Waa I Kanaa!

1 year ago
LIVE: Wararka maanta

LIVE: Wararka maanta Wararka24 Gudaha soomalia iyo caalamka si toos ah 247

5 months ago
Iiraan oo Israa’iil ku eedeysay weerarro ka dhacay dalalka Khaliijka

Iiraan oo Israa’iil ku eedeysay weerarro ka dhacay dalalka Khaliijka

3 weeks ago
Arday

DAAWO: Arday kaalinta koowaad ka galay imtixanki dowlada oo Lagu Dilay Muqdisho

8 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.