Dowladda Soomaaliya Oo qirtay In Aan La Jarin Xiriirka Guud Ee Imaaraadka Carabta
Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee kala dhaxeeyay ...
Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aankii ay dhowaan ku burisay heshiisyada difaaca iyo amniga ee kala dhaxeeyay ...
Wararka24: 23-01-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ku dhawaaqista maamulka cusub ee Guban State, kaasi oo xildhibaanno ka tirsan ...
7da khalad ee ay dadka badankood gaar ahaan somalida suubiyaan, markay isticmalayaan toonta, kuwaas oo kala ah in Toonta oo ...
Wararka24: 22-01-2026 Wararka laga helayo deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saakay markale uu ka qarxay gudaha ...
Wararka24: 22-01-2026 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu maanta safar ku tago magaalada Addis Ababa ...
Kraaifontein – Wararka24: Warar cusub ayaa kasoo baxaya dil galinkii dambe ee shalay loogu geystay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi ...
Hargeysa – Wararka24: Xukuumadda Somaliland ayaa maanta soo saartay war rasmi ah oo ka kooban afar qodob oo muhiim ah ...
Muqdisho – Isniin, 4-ta November 2025 – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Soomaaliya, ...
Beledweyne – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka deegaanka ee Macawiisleeyda ay xalay weerar culus ku qaadeen ...
Garoowe – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Sabti, 18-ka Oktoobar 2025, si rasmi ah u saxiixay “Xeerka La-dagaallanka Argagixisada ...
Muqdisho –Wararka24:- Hay’adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Qaranka ee Soomaaliya (NIRA) ayaa ku dhawaaqday in laga bilaabo 31-ka Oktoobar 2025, qaadashada ...
Wararka maanta gudaha Soomaaliya iyo caalamka oo toos ah. Warar degdeg ah, faahfaahsan, iyo xog sugan oo ka socda Wararka24. ...
Muqdisho – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashandhiga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, S/Guuto Maday Nuurey ...
Washington (wararka24)– Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa si weyn u soo dhaweeyay jawaabta ay Xamaas ka bixisay hindisihiisa xabad joojinta ...
Muqdisho – Kooxda Al-Shabaab ayaa soo saartay war cusub oo ku saabsan dhulalka dadka laga kicinayo ee ku yaalla magaalada ...
Muqdisho – Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay masuuliyadda duqayn ka dhacday gudaha Soomaaliya oo lagu dilay Nabadoon Cumar Cabdullaahi Cabdi. Mas’uuliyiin ...
Muqdisho – Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in iskaashi ay la sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu qaaday duqayn 13-kii bishan ka ...
Kuala Lumpur – Ra’iisul Wasaaraha Malaysia, Anwar Ibrahim, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii Israa’iil ku qaaday magaalada Dooxa, isagoo ...
Hargeysa – Hobolka caanka ah ee Cabdikariin Cali Shaah, oo bilihii u dambeeyay ku xidhnaa xabsiyada Somaliland, ayaa maanta dib ...
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa caawa bulshada Soomaaliyeed uga jawaabay su’aallo ku saabsan waxqabadka ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.