Daraawiishta Puntland: Dagaal culus oo ka dhacay buuraleyda Xabley oo Kadan ah Daacish
Dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada Daraawiishta Puntland iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Daacish ayaa xalay ka dhacay buuraleyda Xabley ...
Dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada Daraawiishta Puntland iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Daacish ayaa xalay ka dhacay buuraleyda Xabley ...
Koox burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay doonkale kale Koox burcad-badeed la tuhunsan yahay in ay Soomaali yihiin ayaa qabsatay doon ...
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku biiray hawlgalka dalka ka socdo ee lagu la dagaalamayo maleeshiyada Al-Shabaab, ka dib markii cutubyo ...
Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo ka warbixiyay dhacdadii shalay ee ...
Ra’iisul wasaaraha DF ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilka ka qaaday Lataliyaha Madaxweynaha ee Xiriirka Dowlad-goboleedyada, Mudane Maxamed Xasan ...
Maamul goboleedka Puntland oo khilaaf xooggan uu kala dhexeeyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo kale oo uga sii dareysa ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Korneyl Xasan Cali Nuur (Shuute) Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida, Korneyl Xasan Cali Nuur (Shuute), ...
Ciidamada Gorgor oo ku sugan Degmada Awdheegle Wararka ka imanaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al Shabaab ay ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday wejiga labaad ee howlgalka dib-u-xoreynta ee ka socda Gobolka Shabeellaha Dhexe, ...
Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah uga qayb qaadaneysa weerarada xagga cirka ah ee ka socda Gobolka Shabellaha Dhexe, iyagoo ...
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa si weyn u xoojiyay howlgalladiisa militari ee Soomaaliya bishii ...
Xiisadda sii kordhaysa ee u dhaxeysa Ethiopia iyo Eritrea ayaa sare u qaaday cabsida laga qabo dagaal cusub oo ka ...
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay Yaxye Maxamed Abees, oo loo haysto dil shalay ka dhacay xaafadda Maxamed Mooge ...
Laamaha ammaanka ee Dowladda Federaalka ayaa bilaabay baaritaanka weerarkii socday saacado badan ee ay Talaadadii kooxda Al-Shabaab ka fuliyeen Hotel ...
RWS, Mudane Xamza Cabdi Barre 12/03/2025 Isbitaalada xoogga dalka iyo Erdogan (Ex Digfeer). Photos creadit/OPM somalia Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane ...
24 Sac kadib Waxa la soo afjaray weerarki hotel qaahira Waxaa goordhow lasoo afjaray weerarkii xooganaa ee ay shalay maleeshiyaadka ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay liiska warbaahinadii Al-Shabaab ay ku faafin jireen wararkooda, kuwaas oo la xiray. Mareegaha la ...
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed Madaxweynahii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa si isku mid ah uga ...
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynahii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarka ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.