Iiraan oo Weerartay Kooxo Kurdiyiin ah oo ku Sugan Waqooyiga Ciraaq
Wararka24: 5-02-2026 Ciidamada Iiraan ayaa sheegay in ay weerarro gantaallo ah ku qaadeen saldhigyo ay leeyihiin kooxaha Kurdiyiinta ee mucaaradka ku ...
Wararka24: 5-02-2026 Ciidamada Iiraan ayaa sheegay in ay weerarro gantaallo ah ku qaadeen saldhigyo ay leeyihiin kooxaha Kurdiyiinta ee mucaaradka ku ...
Wararka24: 5-02-2026 Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa oo ka qabsoomay magaalada Muqdisho ku ansixiyay heshiisyo caalami ah ...
Wararka24: 5-02-2026 Xubno ka tirsan Golaha Samata-bixinta ee hore heshiiska ula gaaray Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bayaan wadajir ah ku caddeeyay ...
Wararka24: 5-02-2026 Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ...
Wararka24: 5-02-2026 Qaar ka mid ah dadweynaha Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo dhaweeyay ansixinta dhameystirka Dastuurka Soomaaliya oo ay ...
Wararka24: 4-02-2026 Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. ...
Wararka24: 4-02-2026 Maamulka Puntland ayaa si adag u cambaareeyay weerar ay ku eedeeyeen in aroortii hore lagu qaaday xildhibaanno iyo ...
Wararka24: 4-02-2026 Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay kulan la yeelatay mas’uuliyiin ...
Wararka24: 4-02-2026 Dagaalka u dhexeeya Iiraan, Mareykanka iyo Israa’iil ayaa galay marxalad cusub, iyadoo warar ka imanaya Washington ay muujinayaan ...
Wararka24: 4-02-2026 Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay inay xabsiga dhigeen Axmed Cabdi Maxamuud Hurre, oo ah la-taliye sare oo ka ...
Wararka24: 4-02-2026 Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay yeeshaan kulan xasaasi ah oo ka dhacaya ...
Wararka24: 3-02-2026 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay shir-guddoomiyay kulan wadatashi ah oo dhex maray Dowladda Puntland ...
Wararka24: 3-03-2026 Qaybo badan oo ka mid ah gobollada Soomaaliya ayaa wajahaya abaar ba’an oo si weyn u saameysay nolosha ...
Wararka24: 3-02-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo lagu tuhunsanaa ...
Wararka24: 2-02-2026 Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay si kulul uga hadlay is-hortaag la ...
Wararka24: 1-02-2026 Dowladda Uganda ayaa Lt Col Nathan Akankunda u magacowday taliyaha cusub ee cutubka ilaalada xarumaha Qaramada Midoobay ee ...
Wararka24: 1-02-2026 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgallo qorsheysan oo ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu fashiliyay ...
Wararka24: 1-02-2026 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sii wada dadaalladiisa ku aaddan hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, xilli ...
Wararka24: 1-02-2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si adag uga hadlay aqoonsigii ay Israa’iil siisay Somaliland, isagoo ku ...
Wararka24: 1-02-2026 Xubno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo laga soo doorto degmada Buurhakaba ayaa eedeymo u jeediyay ciidamada Itoobiya ...
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.
© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.