Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir
Home Afrika

Taliyaha cusub ee ciidanka Uganda ee xarumaha Qaramada Midoobay ee kuyaala xerada Xalane

1-02-2026 Dowladda Uganda ayaa Lt Col Nathan Akankunda u magacowday taliyaha cusub ee cutubka ilaalada xarumaha Qaramada Midoobay ee ku yaalla xerada Xalane ee Muqdisho, isagoo beddelay Lt Col Peter Barigye oo xilka hayay.

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
March 1, 2026, 1:20 pm EAT
Reading Time: 2 mins read
Taliyaha cusub ee ciidanka Uganda ee xarumaha Qaramada Midoobay ee kuyaala xerada Xalane
Share

Wararka24: 1-02-2026 Dowladda Uganda ayaa Lt Col Nathan Akankunda u magacowday taliyaha cusub ee cutubka ilaalada xarumaha Qaramada Midoobay ee ku yaalla xerada Xalane ee Muqdisho, isagoo beddelay Lt Col Peter Barigye oo xilka hayay.

Taliyaha cusub ayaa xilka kula wareegay munaasabad rasmi ah oo ka dhacday Muqdisho, halkaas oo lagu wareejiyay taliska United Nations Guard Unit (UNGU XI).

Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga, ayaa sheegay in cutubkii baxayay ay door muhiim ah ka qaateen sugidda amniga xarumaha iyo shaqaalaha Qaramada Midoobay. Wuxuu xusay in muddadii ay joogeen aan la diiwaangelin dhacdooyin amni oo waaweyn oo saameeyay xerada Xalane.

Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Lt Gen Sam Kavuma, ayaa isna sheegay in cutubkii hore ay si buuxda u guteen waajibaadkooda, isla markaana ay si sharaf leh u mataleen Uganda.

Lt Col Barigye ayaa dhankiisa uga mahadceliyay ciidamada uu hoggaaminayay dadaalkii ay sameeyeen intii ay joogeen Soomaaliya.

Lt Col Akankunda ayaa ballan qaaday inuu sii wadi doono sugidda amniga xarumaha Qaramada Midoobay, isla markaana uu xoojin doono wada-shaqeynta kala dhexeysa taliska AUSSOM iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka hawlgala dalka.


Share
ADVERTISEMENT
wararka24

Wararka24 brings you the latest Somali news and perspectives on politics, society, sport and the world.

Stay informed. See the bigger picture.

Explore

Latest NewsSomaliaWorldAfricaSportsSociety

Wararka24

About UsContact UsEditorial PolicyPrivacy PolicyTerms & Conditions

  • About Us
  • Contact Us
  • Terms & Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Nala Soo Xiriir

© 2026 Wararka24. All Rights Reserved.

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

Wararka maanta Soomaaliya iyo caalamka

  1. 1Ku fur bogga Safari, kadib riix badhanka La wadaag ee hoose ee Safari.
  2. 2Hoos u dhaadhac, dooro Add to Home Screen
  3. 3Haddii uu muuqdo, daar Open as Web App, kadib riix Add. Wararka24 ayaa ka soo muuqan doona shaashaddaada.
  1. 1Waxaad ku jirtaa app kale (Facebook, WhatsApp, TikTok…).
  2. 2Riix ⋮ ama ··· ee geeska sare, kadib dooro Open in browser.
  3. 3Browser-ka marka uu furmo, riix badhanka Ku dar app-ka Wararka24.
  1. 1Riix ⋮ (saddexda dhibcood) ee browser-ka.
  2. 2Dooro Install app ama Add to Home screen.
  3. 3Xaqiiji. Wararka24 ayaa ku soo bixi doona shaashaddaada.

Mahadsanid! Wararka24 waxaa lagu daray taleefankaaga.