• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 26, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Siciid Cabdullaahi Deni oo shir xasaasi ah la yeeshay xildhibaannada ku metala BF

Mohamed Amin Ali by Mohamed Amin Ali
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Siciid Cabdullaahi Deni oo shir xasaasi ah la yeeshay xildhibaannada ku metala BF
Share

Wararka24: 3-02-2026 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay shir-guddoomiyay kulan wadatashi ah oo dhex maray Dowladda Puntland iyo mudaneyaasha Puntland ku metela labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Shirka ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee Garowe, iyadoo qaar ka mid ah xildhibaannada ay kaga qeyb galeen hab fogaan-arag ah.

Kulanka ayaa lagu sheegay in si wadajir ah loogu adkeeyay mowqifka Puntland ee ku aaddan wax ka beddelka Dastuurka KMG ah.

War-murtiyeed laga soo saaray shirka ayaa lagu caddeeyay in Puntland ay aqoonsan tahay Dastuurka KMG ah ee lagu heshiiyay sanadkii 2012, isla markaana aysan qeyb ka noqon doonin wax ka beddel kasta oo aan heshiis qaran ku saleysneyn.

Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in wax kasta oo laga beddelo Dastuurka iyada oo aan la helin heshiis wadajir ah ay yihiin waxba kama jiraan marka laga eego dhinaca Puntland, islamarkaana aan laga fulin doonin deegaannadeeda.

Shirkan ayaa ku soo beegmaya xilli Axaddii laga celiyay Garowe xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo ka soo jeeda Puntland, kuwaas oo doonayay inay ka qeyb galaan kulanka uu ku baaqay Madaxweyne Deni.

Xildhibaannadaas ayaa laga mamnuucay inay ka dhoofaan Muqdisho, kaddib amar ka soo baxay guddoonka labada Aqal oo faray laamaha ammaanka in aan xildhibaan bixi karin ilaa uu helo fasax rasmi ah.

Maamulka Puntland ayaa tallaabadaas ku tilmaamay mid sii hurisay xiisadda siyaasadeed ee dalka, wuxuuna ku eedeeyay inay tahay fal ka hor imanaya xorriyadda dhaqdhaqaaqa mudaneyaasha


Share

Recommended

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

Trump oo khadka taleefanka kula hadlay hoggaamiyeyaasha Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq

7 months ago
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka digay doorasho hal dhinac ah

5 months ago
Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

Maxkamadda gobolka Banaadir oo saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Sacdiya Bajaaj

3 months ago
Taliyaha AFRICOM

Taliyaha AFRICOM: Soomaaliya waxay leedahay fursado ballaaran oo muhiim ah

1 year ago
Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

Mucaaradka Somaliland oo ka horyimid safaaradda Qudus

3 months ago
Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

Xasan Sheekh oo shir ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya

5 months ago
Puntland

Puntland Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Beled Xaawo Geysay Cabdirashiid Janan

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.