Ciidamada ilaalada Deni iyo Madoobe oo kusoo wajahan Muqdisho, shirkii DFS & Golaha Mustaqbalka oo soo hormaraya
Wararka24: 10-02-2026 Saacadaha soo socda waxaa magaalada Muqdisho soo gaari doona wufuud hordhac u ah madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, kuwaas ...


























