• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Xubno ka tirsan Al-Shabaab Oo ku dintay Howlgal Laga fuliyay Magaalada Xuddur ee Xarunta Gobolka Bakool

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Xubno ka tirsan Al-Shabaab Oo ku dintay Howlgal Laga fuliyay Magaalada Xuddur ee Xarunta Gobolka Bakool
Share

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Deegaanka Moorigaabey, oo hoos yimaada magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool, sida ay sheegeen saraakiil ciidan.

Saraakiisha ayaa sheegay in howlgalka lagu beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab oo dhibaato ku hayay shacabka ku nool deegaannadaas. Ciidamada ayaa sidoo kale soo furtay gaadiid nooca mootooyinka saddex-lugoodka ah, kuwaas oo la sheegay in ay ku sugnaayeen goobta lagu fuliyay howlgalka.

Mas’uuliyiinta amniga ayaa intaas ku daray in howlgalka uu daba socday dadaallo lagu doonayo in lagu xaqiijiyo amniga deegaannada hoos yimaada Xuddur, isla markaana la yareeyo dhaq-dhaqaaqyada kooxaha hubeysan. Waxay sheegeen in howlgallo dheeraad ah ay sii socon doonaan si loo sugo amniga gobolka Bakool.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.