• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Tanzania Oo xarigga kajari rabta dhismehega cusub

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
7 months ago
Reading Time: 2 mins read
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Tanzania Oo  xarigga kajari rabta dhismehega cusub
Share

Wararka24: 7-02-2026: Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa lagu wadaa inay dhowaan xarigga ka jarto dhisme cusub oo ku yaalla deegaanka Safiirka, kaas oo loogu talagalay in lagu horumariyo muuqaalka diblomaasiyadeed looguna xoojiyo adeegyada safaaradda.

Mas’uuliyiin ka tirsan safaaradda ayaa sheegay in dhismahani uu yahay kii labaad ee laga hirgeliyo muddada hal sano ah ee uu xilka hayo Danjire Ilyaas Cali Xasan. Waxay xuseen in bishii Juun ee sannadkii hore la daah-furay dhisme xafiiseed oo safaaradda ah, kaddib markii dib-u-dhis iyo qalabeyn lagu sameeyay.

Safaaradda ayaa sheegtay in mashruucyadan ay qeyb ka yihiin dadaallada lagu casriyeynayo xarumaha diblomaasiyadeed ee dibadda, si kor loogu qaado tayada adeegyada loo fidiyo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Tanzania iyo guud ahaan Bariga Afrika.

Warar xaqiqda ku saleysan oo muhim ah kalasoco WARARKA24


Share

Recommended

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Muungaab oo booqday xerada TurkSom+sawiro

4 months ago
Imaaraadka

Imaaraadka oo Lagu Eedeeyay Qorshe Ka Dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh

1 year ago
Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana

Midowga Yurub oo Qaaday talaabo kacareysiisay Mareykankana. maxay tahay?

1 year ago
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo farin cusub udiray shacabka soomaliyeed, Kadib Weerarli Baledweyne?

2 years ago
Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

Ra’iisul Wasaare Xamza oo sheegay in Koonfur Galbeed yeelanayso hoggaan cusub

5 months ago
Dowladda Turkiga

Turkiga oo Diyaarado cusub oo kale Ku wareejiyey DF Soomaaliya

1 year ago
Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

Puntland oo ka walaacsan qorshe ay sheegtay in Xasan Sheekh ka damacsan yahay deegaannadeeda.

7 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.