DF Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha duqeyntii ka dhacday duleedka Baydhaba
Wararka24: Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay duqeyn culus oo aroornimadii maanta ka dhacday duleedka magaalada Baydhaba ...


























