• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Afrika

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo la kulmay Taliyaha AFRICOM ee Geeska Afrika

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo la kulmay Taliyaha AFRICOM ee Geeska Afrika
Share

Wararka24: Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Geeska Afrika, General Brown, iyagoo ka wada hadlay dardargelinta howlgalada ka dhanka ah kooxaha hubeysan.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo howlgalka AFRICOM, gaar ahaan taageerada dhinacyada amniga iyo la dagaallanka kooxaha hubeysan.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa uga mahadceliyay Dowladda Mareykanka taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliya, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay iskaashiga labada dhinac.

Dhankiisa, General Brown ayaa sheegay in ay sii xoojin doonaan garab istaagga ay siinayaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, si loo dardar geliyo howlgalada ka socda dalka.

Wuxuu sidoo kale tilmaamay in AFRICOM ay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya, iyadoo qeyb ka ah dadaallada lagu sugayo amniga iyo xasiloonida.

Kulankan ayaa kusoo aadaya xilli ciidamada dowladda ay kordhiyeen howlgalada ka dhanka ah kooxaha hubeysan ee ka jira qaybo badan oo dalka ah.


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.