• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Friday, September 11, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

DF Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha duqeyntii ka dhacday duleedka Baydhaba

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
DF Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha duqeyntii ka dhacday duleedka Baydhaba
Share

Wararka24: Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay duqeyn culus oo aroornimadii maanta ka dhacday duleedka magaalada Baydhaba ee gobolka Baay.

Warsaxaafadeedka wasaaradda ayaa lagu sheegay in duqeynta ay si gaar ah uga dhacday deegaanka Gasarta oo u dhexeeya Baydhaba iyo Daynuunaay, halkaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Al Shabaab.

Qoraalka ayaa lagu xaqiijiyay in howlgalka lagu dilay 12 xubnood, isla markaana lagu dhaawacay tiro kale oo ka tirsan kooxda.

Wasaaradda ayaa sheegtay in duqeynta ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo saaxiibo caalami ah, iyadoo lagu tilmaamay mid qeyb ka ah howlgallada lagu wiiqayo awoodda kooxaha hubeysan.

Sidoo kale, waxaa la xusay in howlgalladan ay yihiin kuwo joogto ah oo lagu xaqiijinayo amniga guud ee dalka laguna burburinayo xarumaha iyo abaabulka Al Shabaab.

Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa caddeysay in ay sii socon doonaan weerarrada noocaan oo kale ah si loo ciribtiro khatarta argagixisada.

Duqeyntan ayaa kusoo aadeysa xilli ciidamada dowladda ay kordhiyeen howlgallada ka socda gobolka Baay, iyadoo maalmo kahor dagaallo ka dhaceen deegaanka Daynuunaay.


Share

Recommended

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

Sacuudiga oo xayiraado ku billaabay lacagihii loo diri jiray Imaaraadka Carabta

2 months ago
Duqeyn ka dhacday  Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

Duqeyn ka dhacday Jubbada Hoose oo sababtay dhimashada 3qoys oo ka koobnaa 12 qof

3 months ago
Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

Faylasha Jeffrey Epstein oo laga ogaaday hawlgallo iyo xiriirro ka jiray Geeska Afrika

7 months ago
Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

Beesha caalamka oo ku baaqday in heshiis laga gaaro doorashada Soomaaliya

3 months ago
Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

Al-Shabaab oo digniin kasoo saaray dhulka la isku heysto ee Muqdisho

12 months ago
Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Aljeeriya Kadib Dab Ka Kacay Xarun Agoomaha Lagu Daryeelo

2 months ago
Faahfaahinta Dilka manta hargeysa Somaliland

Wararka24: Booliska Somaliland oo soo qabtay eedeysane loo haysto dil ka dhacay Manta Hargeysa? +Faah faahin dherad ah

1 year ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.