• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

NISA oo fulisay howlgal lagu laayey Horgoogayaal katirsan shabaab..

Abdirahman Dahir by Abdirahman Dahir
1 year ago
Reading Time: 4 mins read
NISA
Share

NISA

Muqdisho, Soomaaliya – Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo NISA ayaa gaaray guulo muhiim ah oo lagu jiro dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab,war saxaafadeed ay soo saartay NISA Ayaa u dhignaa sida tan…

Cïidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, iyo Cïidanka Xoogga Dalka oo
iskashanaya ayaa caawa howlgal duqeyn ah oo ay ka fuliyeen deegaanka Geelgub ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxa ay ku dileen ilaa 21 xubnood oo isugu jiray Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad ka
tirsanaa Khawaarijta.

Howlgalkan lagu beegsaday Khawaarijta ayaa u dhacay sidii loo qorsheeyay, iyada oo lagu guuleystay in hal goob lagu soo afjaro nolosha dhammaan xubnihii Khawaarijta ee bartilmaameedka u ahaa
Cïidanka Qaranka ee howlgalka fullyay.

Hay’adda NISA, waxa ay markale dadka rayidka ah ku wargalineysaa in ay ka fogaadaan goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan Khawaariijta, maddaama la xoojiyay howlgalka dalka looga sífeynayo haraadiga
Khawaarijta.

Ciidanka @HSNQ_NISA iyo Ciidanka Xoogga Dalka oo iskaashanaya ayaa howlgal duqeyn ah oo lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta ka fuliyay Gobolka Shebeellaha Dhexe pic.twitter.com/VadB2NTT4F

— NISA (@HSNQ_NISA) March 28, 2025

Howlgalkan Qorsheysan ee NISA:

  • Ciidamada NISA iyo kuwa Xoogga Dalka ayaa isku dubbariday weerar toos ah oo lagu qaaday xarumo ay Al-Shabaab ku lahayd deegaannada Shabeellaha Dhexe.
  • Sida war-saxaafadeedka NISA uu sheegay, waxaa lagu dilay 21 xubnood oo ka mid ahaa dagaalyahanno iyo hoggaamiyayaal sare oo Al-Shabaab.

Saamaynta Howlgalka:

  • Waxaa la gaarsiiyay burbur xooggan xarumaha ay Al-Shabaab ku lahayd deegaankas.
  • Ma jirin khasaaro ciidan ama rayid ah ee soo gaadhay dowlada oo ka dhashay howlgalkan.
  • Saraakiisha amniga waxay sheegeen inay sii wadi doonaan howlgallada ilaa laga ciribtirida kooxda shabaab.

Dowladda oo sii xoojinaysa dagaalka:
Dowladda Federaalka ayaa sii xoojinaysa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoo lawada howlgallo kala duwan oo lagu wiiqayo awoodda kooxda shabaab. Saraakiisha amniga sirdoonka qaranka iyo ciidanka xooga dalka waxay ballan qaadeen in ay sii wadi doonaan howlgallada kadhanka ah khawaarajiinta ilaa laga ciribtiro gabi ahaanba dalka,

Madax weynaha qaranka mudane xassan sheekh ayaa taagna furimaha dagaalka todobaalki lasoo dhaafay isagoo dhiirigalin iyo dardargalin ugu sugnaa furimaha dagaalka kahor inta uusan u anba bixin dalka turgiga halkaas oo uu casuumaad kahelay dhigiisa madax weynaha dalka turkiga.

NISA

Wararka24 – Xog rasmi ah oo faahfaahin degdeg ah


Share

Recommended

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

Somaliland oo cambaareysay isku daygii weerarka Trump

5 months ago
Cabdikariin Cali Shaah

Fannaanka Cabdikariin Cali Shaah oo xorriyaddiisa dib u helay?

12 months ago
Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

Muhaajiriin badan oo Soomaali ah aya lagu qabtay howlgal ka dhacay caasimadda Tripoli

4 months ago
Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

Xog dagaal culus oo xalay dhexmaray Pakistan iyo Afghanistan

7 months ago
Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Iiraan

3 months ago
Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

Xasan Cali Khayre oo Muqdisho kula kulmay dhalinyaro?

1 year ago
Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

Ra’iisul wasaare Xamza: Caalamkii Soomaaliya ka fogaaday ayaa dib u soo laabanaya

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.