• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Lafta-gareen oo ku adkeysanaya inuu yahay madaxweynaha Koonfur Galbeed

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
5 months ago
Reading Time: 2 mins read
Lafta-gareen oo ku adkeysanaya inuu yahay madaxweynaha Koonfur Galbeed
Share

Wararka24: Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa weli ku adkeysanaya inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee Koonfur Galbeed, inkastoo isbeddello siyaasadeed ay ka dhaceen Baydhaba.

Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Lafta-gareen, oo haatan ku sugan magaalada Nairobi, uu diiday inuu aqbalo in xilka laga qaaday, isla markaana uu weli isku arko hoggaamiyaha maamulka.

Wararka ayaa sidoo kale tilmaamaya in qoraalkii is-casilaadda ee uu horay u baahiyay uu mar qariyay kadibna dib loo soo celiyay, arrintaas oo dhalisay su’aalo badan.

Xubno ku dhow Lafta-gareen ayaa sheegay in cadaadis lagu saaray intii uu ku sugnaa Baydhaba, islamarkaana uu ku doodayo in xaalad qasab ah lagu geliyay go’aannadii uu qaatay.

Dhanka kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada dadaallo ay ku dhiseyso maamul ku-meel-gaar ah, iyadoo qorshuhu yahay in la qabto doorasho qof iyo cod ah.

Xaaladda Koonfur Galbeed ayaa weli ah mid xasaasi ah, iyadoo siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin federaal ah ay kusii qulqulayaan magaalada Baydhaba.

Arrintan ayaa kusoo aadeysa xilli la filayo in Madaxweynaha Soomaaliya uu safar ku tago Baydhaba si uu ula socdo xaaladda cusub ee maamulka.

Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.