• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Lafta-gareen oo mar kale loo doortay madaxweynaha Koonfur Galbeed

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Lafta-gareen oo mar kale loo doortay madaxweynaha Koonfur Galbeed
Share

Wararka24: Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta dib loogu doortay xilka madaxweynaha maamulkaas, kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.

Xildhibaannada Baarlamaanka saddexaad ee Koonfur Galbeed ayaa mar kale doortay Lafta-gareen, waxaana la tartamay Cabdulaahi Xaaji Xasan oo ahaa musharraxa kale ee la soo bandhigay.

Guddiga doorashada ayaa shaaciyay in Cabdicasiis Lafta-gareen uu helay 66 cod, taas oo u sahashay inuu sii hayo xilka madaxweynaha.

Doorashadan ayaa ku soo aadaysa kadib markii isla maanta xildhibaannadu dib u doorteen guddoomiyaha Baarlamaanka, iyadoo Cali Siciid Fiqi mar kale loo doortay hoggaanka golaha.

Sidoo kale, Shamsa Maxamed Yarow ayaa loo doortay guddoomiye ku xigeenka labaad, kadib doorasho ka dhacday gudaha Baydhabo.

Dhanka kale, mucaaradka Koonfur Galbeed iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diidan doorashadan, iyagoo ku tilmaamay mid aan loo dhammayn.

Wararka ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqyo ciidan ay ka socdaan degmada Buurhakaba, kuwaas oo kusoo wajahan Baydhabo, si ay uga hortagaan xaaladda taagan.

Xiisadda ayaa weli kacsan, iyadoo laga cabsi qabo isku dhacyo ciidan oo ka dhaca gobolka Baay.

Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.