• About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy
Saturday, September 12, 2026
Wararka24
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
No Result
View All Result
Wararka24
No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us
Home Somalia

Doorashada Koonfur Galbeed oo bilaabatay iyo guddoon la doortay

Amin Cali Abdi by Amin Cali Abdi
6 months ago
Reading Time: 2 mins read
Doorashada Koonfur Galbeed oo bilaabatay iyo guddoon la doortay
Share

Wararka24: Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay doorashada hoggaanka Koonfur Galbeed, xilli ay weli diidan tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka saddexaad ayaa maanta dib u doortay guddoomiyaha golaha, iyadoo xilkaasi mar kale loo doortay Cali Siciid Fiqi, sida ay shaaciyeen guddiga doorashooyinka maamulka.

Sidoo kale, Shamsa Maxamed Yarow ayaa loo doortay guddoomiye ku xigeenka labaad, kadib markii ay ka adkaatay Jamaala Axmed Xuseen.

Guddiga doorashooyinka ayaa soo saaray jadwal cusub oo lagu dedejinayo doorashada madaxweynaha, taas oo la qorsheeyay in la qabto inta u dhexeysa 28 ilaa 30ka Maarso.

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa la filayaa inuu mar kale u tartamo xilka, isaga oo hore u qaatay shahaadada musharraxnimo.

Dhanka kale, mucaaradka Koonfur Galbeed iyo Dowladda Federaalka ayaa si cad uga soo horjeeda doorashadan, iyadoo dhaq dhaqaaqyo ciidan ay ka socdaan degmada Buurhakaba.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamo ku wajahan Baydhabo ay doonayaan inay hor istaagaan doorashada, taas oo sii kordhinaysa xiisadda siyaasadeed.

Xaaladda ayaa weli kacsan, iyadoo laga cabsi qabo in ay isku beddesho iska horimaad ciidan.

DAAWA

Share

Recommended

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

Mahad Salaad oo gaaray Baydhaba kuna biiray dhaqdhaqaaqyada socda

5 months ago
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo shaaciyey in DF aan lagala tashan duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya

7 months ago
Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo codsi u diray Trump

6 months ago
Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira badaha + War-saxaafadeedka

3 months ago
Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

Xildhibaan ka tirsan Golaha Mustaqbalka oo qiray walaaca mucaaradka ee dib-u-eegista Dastuurka.

8 months ago
Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tagaya Jowhar

3 months ago
Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

Wasiir ka tirsan DF oo eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Puntland

3 months ago
ADVERTISEMENT
Wararka24

Wararka24.com is a leading Somali news platform committed to delivering accurate, timely, and unbiased news. Our mission is to keep our readers informed with the latest developments in politics, business, entertainment, and global affairs.

  • About us
  • Contact Us
  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Editorial Policy

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Manta
  • Somalia
  • Caalamka
  • Afrika
  • Bulshada
  • Somali celebrity
  • Ciyaaraha
  • Contact Us

© 2025 Wararka24. All Rights Reserved.